Markaad xaq u yeelato marka koowaad, macluumaadka ku saabsan caymiska daryeelka caafimaadka iyo sida loo codsado ayaa laguu soo diri doonaa. Waa inaad ku buuxisaa oo aad ku soo gudbisaa Codsiga Dheefaha Caafimaadka 60 maalmood gudahooda laga bilaabo marka u-qalmitaanka bilowga ah la buuxiyey. Fursada xigta ee aad codsan karto waa Diiwaangelinta Furan ama Muddada Diiwaangelinta Gaarka ah ee QLE.
Goorta caymisku bilaabmayo waxay ku salaysan tahay taariikhda codsigaaga la helay.
Waxay qaadanaysaa ku dhawaad 2 toddobaad in laga shaqeeyo codsigaaga oo caymisku waxa uu bilaaban karaa oo keliya maalinta ugu horreysa ee bisha. Waxaa lagugula talinayaa inaad soo gudbiso codsigaaga la buuxiyay ka hor 15-ka si uu caymiskaagu u bilaabo maalinta ugu horreysa ee bisha soo socota.
Tusaale ahaan, haddii codsigaagii la dhameystiray la helo:
Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caafimaadka waa fursadaada sanadlaha ah ee aad ku codsanayso ama aad wax kaga baddelayso caymiskaaga. Luulyo 20-keeda ayaa ah kama dambaystaada aad ku codsanayso ceymiska daryeelka caafimaadka ama aad wax ka bedel ku samayn karto haddi aad hore isu diwaangalisay. Isbaddelada oo ay ku jiraan baddelida qorshahaaga caymiska ilkaha ama ku darida Coverage for Kids (Caymiska Ilmaha).
Ceymisku waxa uu bilaabmi doonaa Agoosto 1-deeda ee sanadkaas.
Marxalad Nololeed Muteysiga Leh waa isbeddel ku dhaca xaaladdaada nololeed taas oo kaa dhigi karta inaad u qalanto muddada Diiwaangelinta Furan ee Gaarka ah. Tusaalooyinka marxaladaha nololeed waxaa ka mid ah korsashada ilmo, luminta caymiska kale ee daryeelka caafimaadka ama imaanshaha furriin. Habka ugu fudud ee lagu soo gudbin karo QLE waa isticmaalka akoonkaaga onlaynka ah, QLE-yadu waa in lagu soo gudbiyaa 30 maalmood gudahooda kadib dhicida marxaladaada.
Dhacdooyinka noolaleed ee aad ku mutaysan karto Muddada Diiwaangelinta Gaarka ah ee QLE:
Caawin u hel caymiska, xaq u yeelashada, codsashada iyo wax kale oo badan adigoo booqanaya bogga Adeegga Macaamiisha ama wacaya 1-877-606-6705.
Si fudud ugu maareey dheefahaaga caafimaadka onleen ahaan. Akoon sameeyso si aad u hubiso xaq u yeelashadaada dheefaha, aad u codsato caymiska daryeelka caafimaadka iyo wax kale oo badan.
Ilaali caafimaadkaaga oo adeegso caymis tayo sare leh oo ka bilaabanaya kaliya $25 bishii, oo ay ku jiraan caafimaadka, ilkaha, aragga, tababarka caafimaadka, iyo waxyaabo kale oo badan.
Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha
Gal Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha si aad isaga diiwaangeliso tababarka oo aadna koorsooyinka ugu qaadato si onlayn ah. Baro sida loo sameysto gelitaan si aad u bilowdo.
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah ee Xarunteena Macluumaadka Xubinka oona sahmi fursadahaaga taageerada waxbarashada iyo luqadda.
Gal si aad u aragto u-qalmitaankaaga ama u maamusho dheefaha caafimaadkaaga ama aad barato sida loo sameysto akoon.
Hel Taageerada Dheefaha Caafimaadka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha caafimaadkaaga.
Gal si aad u aragto hadhaagaaga oo aadna u maamusho dheeftaada hawlgabka. Sameyso akoon.
Hel Taageerada Qorshaha Ceymiska ee Hawlgabka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha hawlgabka.
Ka hel hagida iyo taageerada Tabbabarka Aasaasiga Ah iyo isku diyaarinta noqoshada Kaaliyaha Daryeel-bixiyaha Guriga ee shahaada haysta.
Bilaabida ka Daryeel Bixiye ahaan
Hel talooyin ku saabsan u tababarashada guul-gaarida, hagitaan ku saabsan tababbarka aad u baahan tahay si aad u bilowdo shaqada oo aad barato goorta aad heli karto dheefahaada daryeel bixiye.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.
If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2.
Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.
Get help online:
The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.
Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.
If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10.
Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.