Caregiver Kicks

Kabo bilaash ah oo loogu talagalay daryeel bixiyeyaasha oo raaxo, badqab iyo xarago leh—dukaameyso in ka badan 70 nooc oo ay soo saareen shirkadaha sida Reebok iyo Sketchers.

Qalabka loogu talagalay Xassiloonida

Baro agab muuqda oo lagu daweeyo walbahaarka. Koorsada waa kulamo la qabto 6-di toddobaadba mar, muddo 1 saac ah waxaana lagu qaadan karaa dhibcaha Waxbarashadda Dadka Wawayn.

Headspace Care

Ku xidho tababare khabiirka ah adigoo adeegsanaya App-ka Headspace Care si aad u hesho talo iyo hagitaan ku saabsan dhimista walbahaarka, la socodka yoolasha nolosha iyo jimicsiga iyo helida dhiirigelin – dhammaan iyada oo loo marayo fariin-diritaano qoraal ah oo sugan. 

Xubnaha qoyska ee ka weyn da’da 18 waxay sidoo kale ku heli karaan Headspace Care si bilaash ah. 

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.