Gunooyinka Taageerada Wadarta Badqabkaaga.

Hadii aad doonayso maamulida warwarka, dhismaha habdhaqan caafimaad qaba ama noocyo cusub oo aad si wanaagsan u dareentid, waxa aad heli kartaa daryeelka ka badan waxa aas aasiga ah—loogu talo geley inuu kaa caawiyo inaad badqab ahaato.

Tabbabarka Fayoqabka

Tobobarka badqabka bilaashka ah waxa uu bixin karaa tilmaamo foolka-foo lah si loo yeesho habdhaqan caafimaad qaba, yaraynta wararka ama walaaca iyo wax kale oo badan.

logo-kaiser-01a.png

Tobobarka badqabka waxaa lagu heli karaa si bilaash ah oo waxa uu wax u taraa ruux walba oo doon doonaya caafimaad dhaama oo waxa aad samayn kartaa adiga oo jooga guriga. Tobobaruhu waxa kaa caawin karaa:

  • Inaad hadafyo degsato oo aad raacdo.
  • Inaad si caafimaadqab ah wax u cunto.
  • Yareey walbahaarka.
  • Iska daynta sigaar cabista.
  • Badi waxqabadka jirka.
  • Inaad maareyso dheefahaaga.

Bilaw adiga oo qabsanaya balan ama wax badan ka oggow.

KPWA: 1-877-751-1053
KPNW: 1-866-862-4295

Wax gudbin dhakhtar ah looma baahna. Adeegyada turjumaada ayaa loo heli karaa dheeftan.
logo-aetna-01a.png

Talaabooyin Fudud oo Nolo Caafimaad Qaba: Barnaamijka tobobarka caafimaadka onleynka ah ee dhamaan da'aha. Waxaad dooran kartaa aaga caafimaad oo aad doonayso inaad diirada saarto, waxaa kamid ah maamulida miisaanka, cunista cuntada caafimaadka qabta iyo yaraynta warwarka.

Si aad u bilawdo, gal websaytka xubinta Aetna si aad u buuxiso qiimaynta caafimaadka.

Qaab Nololeedka & Jimicsiga

Firfircoonaw oo caafimaad qab oo leh qiimo dhimis jiimka ah, istuudyaha jimicsiga, barnaamijka badaqabka, fasalada onleynka ah iyo wax kale oo badan.

logo-kaiser-01a.png

Heshiiska jimicsiga: Qiimo dhimis lagu sameeyay xarumaha gaarka ah ee jimicsiga, goobaha jimicsiga, qalabka jimicsiga iyo casharrada onlaynka ah.

Kheyraadka caafimaad qabta: Tilmaamaha qaba nololeedka ee Kaiser onleynka ah iyo tilmaamaha badqabka si loo dhax galiyo hawl maalmeedka.

logo-aetna-01a.png

Heshiiska jimicsiga: Qiimo dhimis lagu sameeyay xubinimada jimicsiga, tababarka iyo barnaamijyada caafimaadka jirka. Ku bilaw oo gal websaytka xubinta Aetna.

Kheyraadka caafimaad qabta: Aetna waxay bixisaa nolol caafimaad qabta iyo tilmaamo cunis tilmaamahooda caafimaadka onleynka ah.

Daryeelka Baddelka ah

Baadhitaanka dabiibka sida duug duugitaanka, daryeelka lafaha, toobista, iyo naturopathy ee soo celinta caafimaadka iyo bogsashada.

Dabiibka duug duugista waxay isticmaashaa farsamo lagu dejinayo murqaha, lagu yareeyo damqahsada, lagu yareeyo cadaadiska, oo lagu taageero badqabka guud.

Daryeelka kiroobaraaktiska waxay diirada saarkaa laf dhabarka iyo caafimaadka laalaabatooyinka ee habaynta si loo hormaryo, kaar jabiyaha, iyo taageerada dhaqdhaqaaqa.

Toobista waxaa weeye irbado la geliyo meelo muhiim ah oo lagu yaraynayo damqashada, lagu yareeyo warwarka, oo lagu taageero badqabka dabiiciga ah.

Naturopathy waxay isticmaashaa dawooyin dabiici ah sida nafaqada, iyo isbedelada qaab nololeedka si loo taageero caafimaadkaaga.

logo-kaiser-01a.png

KPWA
$0 khidmada adeegga ceymiska,* ee booqashooyinka dabiibka toobista, duug guusita, naturopathy iyo lafaha.

Eeg Qorshaha Faahfaahsan ee KPWA

 

KPNW: 
$0 khidmada adeegga ceymiska* booqashooyinka toobinta, naturopathy iyo lafaha.
$25 khidmada adeegga ceymiska,* booqashooyinka duugduugniinka.

*Gudbinta ayaa loogu baahan dabiibka duug duugniinka oo kaliya oo waxaa jira xadidaad booqasho – ka eeg guudmarka qorshahaaga wixii faahfaahinta ah.

Eeg Qorshaha Faahfaahsan ee KPNW

logo-aetna-01a.png

$0 khidmada adeegga ceymiska,* ee booqashooyinka dabiibka toobinta, naturopathy iyo lafaha.

$15 khidmada adeegga ceymiska* ilaa iyo 20 booqashooyin oo dabiibka duugduugniinka snaadkii. 

*Booqashooyinka xad ayay leeyihiin– ka eeg dukumiintigaaga soo koobida qorshaha ceymiska wixii faahfaahin ah.

Eeg Qorshaha Faahfaahsan

 

Daaweynta Jirka

Kasoo kabashada dhaawacyada, maamulida damqahsad,a iyo hormarinta dhaqdhaqaaqa oo leh tilmaamaha khabiirka jimicsiga iyo daawaynta.

logo-kaiser-01a.png

$15 khidmada adeegga ceymiska, booqoashadii lafahaba*.

Si aad u hesho dabiibaha jir ahaaneed:
Wac Adeegyada Xubinta ama aad Boga Websaytka Xubinta ee Kaiser Permanente si aad u codsato gudbinta dhakhtarkaaga daryeelka aasaasiga ah oo aad ka heli kartaa dabiibaha jir ahaaneed ee shabakada.

*Soo gudbin ayaa loo baahan yahay oo booqo booqashooyinka xad ayay leeyihiin– ka eeg dukumiintigaaga soo koobida qorshaha ceymiska wixii faahfaahin ah.

Eeg Qorshaha Faahfaahsan ee KPWA
Eeg Qorshaha Faahfaahsan ee KPNW

logo-aetna-01a.png

$15 khidmada adeegga ceymiska, booqoashadii lafahaba*.

Si aad u hesho dabiibaha jir ahaaneed:
Lahadal 1-855-736-9469 ama waxa aad gashaa Daaqadaada Xubinta Aetna si aad uga dalbato gudbin dhakhtarkaaga kowaad oo aad u hesho dhakhtar dabiibka jidhka oo ku jira dalada.

*Soo gudbin ayaa loo baahan yahay oo booqo booqashooyinka xad ayay leeyihiin– ka eeg dukumiintigaaga soo koobida qorshaha ceymiska wixii faahfaahin ah.

Eeg Qorshaha Faahfaahsan

Caafimaadka Dhimirka

Helitaanka daryeelka iyo taageerada warwarka, walaaca, isku buuqa, iyo isbedelada nolosha ee waawyan marka loogu baahi badan yahay.

Helitaanka kaalmo lagu maamulo dhacdooyinka nolosha ee waawayn ama mushkilada warwarka, walaaca iyo isku buuqa. 

Taageero Xirfadle
Si aad u hesho daryeelka xirfadle, waxaa kamid ah dabiibka, taageerada caafimaadka, latalinta kooxda, daawaynta balwadaha iyo wax kale oo badan.

App-yada Daryeelka Nafta
Si aad u gasho wakhtiga xaadirka oo aad uga hesho taageero joogto ah app-ka sida fudud loo isticmaali karo ee warwarka, jawiga, hurdada, xidhiidhka, iyo waxkale oo badan.

Tobobarka Badqabka
Tobobarka badqabka bilaashka ah waxa uu bixin karaa tilmaamo foolka-foo lah si loo yeesho habdhaqan caafimaad qaba, yaraynta wararka ama walaaca iyo wax kale oo badan.

Wax badan ka oggow gunooyinkaaga iyo taageerada aad ka heli karto caymiskaaga iyo sida aad u bilaabayso

Menopause & Daryeelka Badhtanka Nolosha

Hel daryeelka shaqsiyadeed, tobobarka iyo waxbarashada sida looga gudbo caado istaaga iyo badhtanka nolosha si kalsoon ah.

Progyny-logo-1.png

Ka hel daryeelka ku baxaya sida fogaan araga ah dhammaan heerarka marxalada caado joogsiga dhakhaatiirta shahaadaysan, dhakhaatiirta cuntada iyo kalkaaliyayaasha caafimaadka ee shabakada Progyny. Ka dib sameynta qiimaynta hore, waxaad heli doontaa qorshe daryeel shakhsiyeed kaas oo isticmaalaya isku darka:

  • Daawooyinka aan hormoonnada ahayn iyo daawooyinka hormoonnada. 

  • Taageerada qaab-nololeed ee nafaqada, miisaanka, hurdada iyo caafimaadka shucuureed. 

  • Baaritaannada khatarta caafimaad ee da'da la xiriira. 

Wac 1-833-233-0517 si aad uga shaqaysiiso gunooyinkaaga. Marka kowaad ee aad soo hadasho khabiirka ayaa xaqiijin doona u qalankaaga, kaala hadli doona caymiskaaga oo ka jawaabi doona wixii su'aalo ah. Kadib taleefankaaga ku biiritanka, waxaa lagu waadajin doonaa U Ololeeyahay Daryeelka Bukaanka (PCA) ee gaarka ah taas oo ku salaysan baahiyahaaga.

Maareynta Xaaladaha Daba-Dheeraada

Xaalada mudada dheer waa caam, aakiin waxaa lagaga hortagi karaa ama lagu maamuli karaa daryeelka saxda ah.

Caymiskaaga waxaa kamid ah gunooyinka si lagaaga caawiyo inaad caafimaad qabto oo aad hormariso tayada noloshaada. Daryeelka ka hortagga ah waa bilaash, oo dhakhtarkaaga ama bixiyaha daryeelka kowaad ayaa kugu xidhaya khabiir ama barnaamijyo si gaar ah xaaladaada loogu talo geley.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.