Caafimaadkaaga Gacanta Ku Hay Adigoo Helaya Daryeelka Ka Hortagga Kansarka

Ogaanshaha hore wuxuu samayn karaa farqi weyn. Baaritaanada ka hortagga ah waxay kansarka ogaan karaan xili hore—ama waxay garan karaan isbeddellada kansarka ka horreeya ka hor inta aanay noqon kuwo halis badan. Caymiskaaga caafimaadka ee SEIU 775 Benefits Group waxaa ku jira daryeelka ka hortagga ah ee lagu taliyay si uu kaaga caawiyo inaad kansarka ka hortagto.
Fahamka Dheefahaaga Qoys-Dhisida

Daryeel-bixiyeyaashu waxay heli karaan Progyny si ay uga faa’iidaystaan taageerada taranka, korsashada, iyo dhisidda qoyska, iyadoo lagu siinayo hagid la gaaryeelay tallaabo kasta oo waddada ah.
Explore Your Gender-Affirming Healthcare Benefits

Access comprehensive gender-affirming care benefits like hormone therapy and mental health to support inclusivity.
Tusmadaada Fahanka Sonkoroowga iyo cilladaha ka hor Sonkoroowga

Sonkoroowga iyo cilladaha ka hor sonkorroowga waa xanuuno caafimaad oo saammeeya malaayiin dad ah. Hagahan wuxuu sharraxayaa sonkoroowga iyo cilladaha ka hor sonkorroowga iyo sida loo maareeyo ama xataa looga hortago.
Hagaha Ka Gudubka Caado Joogsiga

Isku dheelitirka caqabadaha caado joogsiga iyadoo la daryeelayo dadka kale waxay noqon kartaa culeys. Sahmi sida loo maareeyo calaamadaha una kala hormariso wanaaggaaga maqaalkan.
5 Jimicsi Oo Lagu Tijaabiyo Guriga

Baro sida loogu hagaajiyo xooggaaga iyo dabacsanaanta jidhkaaga jimicsiyo fudud oo aad ku samayn karto guriga adigoo isticmaalaya xargaha iska caabinta.
Fahanka Dhiigkarka

Dhiigkarka ayaa dhaca marka awooda dhiiga ku dhacaaya gidaarada halbowleyaasha dhiiga uu yahay mid aad u sareeya markasta, taasoo keenaysa khataro caafimaad oo imaan kara sida cudurka wadnaha. Waa muhiim in lala socdo lana maareeyo xanuunka ayadoo isbadello lagu sameynaayo qaab nololeedka sida cunto dheelitiran, jimicsi, iyo yareynta walwalka.
5 Hab oo Fudud Oo Loo Maareeyo Dhiig Karkaaga

Haddii aad raadinayso inaad kordhiso dhaqdhaqaaqaaga ama heerka jir-dhiska, badasho caadooyinkaaga ama aad dhinto walbahaarka, caymiskaaga waxaa kamid ah tababarka fayo-qabka, daawaynta jir ahaaneed, heshiisyada jir-dhiska iyo talooyinka qaab nololeedka kharash yar iyo kuwa lacag la'aan ah.
4 Ways to Reach Your Physical Wellness Goals

Whether you’re seeking to increase your movement or fitness level, change your routine or reduce stress, your coverage includes wellness coaching, physical therapy, fitness deals and lifestyle tips for little-to-no cost.
Find Pain Relief with Digital Physical Therapy

If you’re struggling with joint and muscle pain and have healthcare coverage through SEIU 775 Benefits Group, you have access to physical therapy and digital tools including MedBridge and Hinge Health to help manage and ease your pain at no additional cost.