BISHA SHAQADA | BISHA CEYMISKA |
|---|---|
Saacadaha aad ka shaqeysay bishan: | Go’aamin ceymiskaaga bishan: |
Janaayo | Maarso |
Febraayo | Abriil |
Maarso | Ma samayn |
Abriil | Juun |
Ma samayn | Luulyo |
Juun | Agosto |
Luulyo | Sebtembar |
Agosto | Oktoobar |
Sebtembar | Noofembar |
Oktoobar | Disembar |
Noofembar | Janaayo |
Disembar | Febraayo |
Luminta Caymiska Shakhsi Ahaaneed
Waxaad shaqaysaa wax ka yar 80 saacadood gudaha Juun. Waxaad lumin doontaa ceysanaanta gudaha Agoosto.
Luminta Coverage for Kids (Caymiska Ilmaha)
Maadaama caymiskaaga shakhsi ahaaneed iyo Coverage for Kids (Caymiska Ilmaha) ay leeyihiin tirada saacadaha shaqada ee la is faro oo kala duwan, waxaad wayni kartaa Coverage for Kids (Caymiska Ilmaha) balse waxaad sii haysan kartaa caymiskaaga shakhsi ahaaneed.
Waxaad shaqaysaa wax ka badan 80 laakiin ka yar 120 saacadood gudaha Juun. Waxaad sii heysan doontaa ceymiska shakhsi ahaaneed lakin waxaad lumin doontaa Coverage for Kids (Caymiska Ilmaha) bisha Agoosto.
Dib u Soo Celinta Caymiska ee Tooska ah
Haddii aad lumisay caymis saacado aan kugu filnayn aawadood, marka xigta ee aad shaqeyso saacadaha loo baahan yahay ee Bisha Shaqada, caymiskaaga ayaa si toos ah dib ugu bilaabanaya Bisha Caymiska ee la xidhiidha*.
Waxaad shaqeysaa saacadaha loo baahan yahay gudaha Juun. Ceysanaantaadu waxay si toos ah u bilaabaneysaa gudaha Agoosto.
Caawin u hel caymiska, xaq u yeelashada, codsashada iyo wax kale oo badan adigoo booqanaya bogga Adeegga Macaamiisha ama wacaya 1-877-606-6705.
Si fudud ugu maareey dheefahaaga caafimaadka onleen ahaan. Akoon sameeyso si aad u hubiso xaq u yeelashadaada dheefaha, aad u codsato caymiska daryeelka caafimaadka iyo wax kale oo badan.
Ilaali caafimaadkaaga oo adeegso caymis tayo sare leh oo ka bilaabanaya kaliya $25 bishii, oo ay ku jiraan caafimaadka, ilkaha, aragga, tababarka caafimaadka, iyo waxyaabo kale oo badan.
Hel kabahaaga Caregiver Kicks ee bilaashka ah! Caregiver Kicks waa kabaha aad u baahan tahay si aad badqab iyo raaxo dheeraad ah ugu hesho shaqada.
Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha
Gal Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha si aad isaga diiwaangeliso tababarka oo aadna koorsooyinka ugu qaadato si onlayn ah. Baro sida loo sameysto gelitaan si aad u bilowdo.
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah ee Xarunteena Macluumaadka Xubinka oona sahmi fursadahaaga taageerada waxbarashada iyo luqadda.
Gal si aad u aragto u-qalmitaankaaga ama u maamusho dheefaha caafimaadkaaga ama aad barato sida loo sameysto akoon.
Hel Taageerada Dheefaha Caafimaadka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha caafimaadkaaga.
Gal si aad u aragto hadhaagaaga oo aadna u maamusho dheeftaada hawlgabka. Sameyso akoon.
Hel Taageerada Qorshaha Ceymiska ee Hawlgabka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha hawlgabka.
Ka hel hagida iyo taageerada Tabbabarka Aasaasiga Ah iyo isku diyaarinta noqoshada Kaaliyaha Daryeel-bixiyaha Guriga ee shahaada haysta.
Bilaabida ka Daryeel Bixiye ahaan
Hel talooyin ku saabsan u tababarashada guul-gaarida, hagitaan ku saabsan tababbarka aad u baahan tahay si aad u bilowdo shaqada oo aad barato goorta aad heli karto dheefahaada daryeel bixiye.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.
If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2.
Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.
Get help online:
The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.
Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.
If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10.
Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.