Dheefaha
Caafimaadka
Taageerida tayada nolasha ee daryeel bixiyaha.
Caafimaad-qab ku joog adiga oo iska diiwaangelinaya caymiska daryeelka caafimaadka oo tayo sare leh oo ka faa’iidaysanaya dheefahaaga kale ee bilaashka ah ee qiimaha badan.
Hel Ceymiska Daryeelka Caafimaad
Daryeelidda naftaada way fududahay markaad caymis leedahay. Wax ka baro dheefahaaga, xaq u yeelashadaada iyo sida loo codsado caymiska.
Isticmaal Caymiskaaga
Ka hel faa’iidada ugu badan dheefahaaga caafimaadka. Sahmi sida aad u isticmaali karto qorshahaaga caymiska si aad u ilaaliso caafimaadkaaga, iyo si aad lacag u keydsato.
Dheefaha Is-daryeeliddada
Daryeel-bixiyayaashu waxay inta badan hormariyaan baahiyaha macaamiishooda, laakiin waa muhiim inaad sidoo kale daryeesho naftaada. Sahmi dheefaha is-daryeelidda ee daryeel bixiyaha.
Waxaan adeegsaday dheefaha caafimaadka, ilkaha iyo aragga...oo dhabtii ma aanan awoodi lahayn inaan iskay u qabsado midaas haddii aanan ahayn caymiskan iyo dheefaha oo aad loo u qiimo jaban.
Caymiskayga caafimaadka wuxuu iiga dhigan yahay dunida sababtoo ah waa inaad caafimaad qabto kaliya ma ahan si aad u daryeesho naftaada, balse si aad u daryeesho macmiilkaaga.
Haysashada caymiska caafimaadka waxay i dareensiisaa badqab.
Ku Maarey Dheefahaaga Caafimaadka Akoon Onleen ah
- Eeg saacadaha iyo xaq u yeelashada dheefaha caafimaadka.
- Codso ama wax ka baddel ku samee caymiska daryeelka caafimaadka.
- Marin u hel dukumiintiyada iyo foomamka qorshaha ceymiska.
- Furan kartaa wada-xiriirada iimaylka ee ku saabsan caymiska.
Taageerada Dheefaha Caafimaadka
Caawin u hel caymiska, xaq u yeelashada, codsashada iyo wax kale oo badan adigoo booqanaya ama ka wacaya Adeegga Macaamiisha lambarka 1-877-606-6705.
Isticmaal Caymiskaaga Daryeelka Caafimaadka
Ogaanshaha sida loo adeegso caymiskaaga caafimaadka waxay muhiim u tahay caafimaadkaaga iyo fayo-qabkaaga. Baro sida looga helo faa’iidada ugu badan dheefahaaga.
Caregiver Kicks
Hel kabahaaga Caregiver Kicks ee bilaashka ah! Caregiver Kicks waa kabaha aad u baahan tahay si aad badqab iyo raaxo dheeraad ah ugu hesho shaqada.


