Hel daryeelka indhaha caadiga ah, caymiska muraayadaha indhaha iyo kayd gaar ah oo leh VSP.

Shabakaddooda bixiyeyaasha ee la ballaariyay waxay kuu fududeyneysaa inaad hesho daryeel kugu habboon oo ku dhow. Dheefaha waxaa ka mid ah baaritaan indhaha oo sanadle ah, oo ay la socoto kharash ilaa $270 ah oo loogu talagalay ookiyaalaha indhaha ama $600 oo loogu talagalay bikaacyada indhaha 12-kii biloodba mar.

12 Bilood oo kasta, waxaad heli doontaa:



$0 Baaritaanka indhaha joogtada ah iyo baaritaanka netarka indhaha 

  • Baaritaano iyo adeegyo dheeraad ah oo loogu talagalay daryeelka degdegga ah ee indhaha haddii loo baahdo, $20 baarista kasta.


Qorista muraayadaha indhaha

  • $250 oo loogu talagalay qaab-dhismeedka muraayadaha ama $270 loogu talagalay kuwa shirkadaha caanka ah.
  • $0 muraayadaha leysarka caadiga ah.
  • $0 horumarinta leysarka oo ay ku jiraan dahaarka ka hortagga xoqitaanka, kahortaga UV, iyo waxyaabo kale.
  • Muraayadaha hore iyo kuwa khaaska ah ee hormarsan iyadoo lagu bixiyo $55 ah qayb bixinta caymiska.


Ama dooro indho gelis u ah bedel muraayadaha

  • $600 oo loogu talagalay indho geliska garaadada leh.
  • $0 Baaritaanka indho geliska garaadada leh, oo ay ku jiraan ku habaynta iyo qiimeynta.

Ka shaqeysii Dheefahaaga

Abuurk akoon VSP ah si aad u hesho dheefahaaga araga, i aragto koorkaaga aqoonsiga Xubnaha, helida dhakhtar indho una maareyso akoonkaaga.

Si aad u billoowdo, geli 4 ta lambar ee ugu dambeysa ee lambarkaaga Amniga Bulshada, macluumaadkaaga, oo samee magaca isticmaale iyo baasaweer.

Qbso ballan

Raadi bixiye kamid ah shabakada VSP oo qabso ballanta baaritaanka indhaha. Marka aad qabsaneyso ballan, u sheeg bixiyaha adeegga inaad tahay xubin VSP kamid ah.

Haddii lagaa codsado aqoonsigaaga xubinimada, bixi 4 ta ee ugu dambeysa Lambarkaaga Ammaanka Bulshada.

Lacag ka seyf gareyso Daryeelka Indhaha

Arag oo muuji muuqaalkaaga ugu fiican adigoon dhaafin miisaaniyada. Hel kayd gaar ah oo ku saabsan shirkadaha caanka ah ee muraayadaha iyo indho gashiga indhaha ee caanka ah, iyo waxyaabo kale oo badan.

Adeega Macmiilka ee Daryeelka Araga VSP

800-877-7195

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.