Gal Ciwaankaaga

Way sahlan tahay inaad samaysato xisaab. Waxa aad kaliya u baahan tahay Lambarka Sooshiyaal Sekuuritiga ama aqoonsiga xubinta daryeelka caafimaadka. Raac tilmaamaha hoose si aad u bilawdo.

Tag myseiu.be/enroll oo raac tallaabooyinkan.

  1. Dooro REGISTER AS A NEW USER (ISKU DIIWAANGELI ADEEGSADE CUSUB AHAAN).
  2. Geli Aqoonsiga xubinimadaada ama SSN-kaaga iyo macluumaadkaada shakhsiyeed. Kadibna dooro NEXT (XIGA).
  3. Dib U Eeg oo aqbal Qodobadda iyo Shuruudaha. Dooro NEXT (XIGA).
  4. Sameyso magacaaga adeegsadaha, lambar sireedkaaga iyo su'aashaada ammaanka. Dooro NEXT (XIGA).
  5. Geli macluumaadka meesha lagaala xidhiidho oo dooro habka aad doorbideyso in lagula soo xidhiidho iyo luuqadda aad rabto in laguula soo xidhiidho. Dooro SAVE COMMUNICATION (KEYDI WADA-HADALKA).
  6.  Dooro SAVE ACKNOWLEDGMENTS (YAQIINSANITAANADA KEYDINTA).

Markaad gasho, waxaad arki doontaa dhaashboodhka halkaas oo aad:

  • Ka eegi karto saacadaha aad shaqeysay kana xaqiijin karto xaq u yeelashada.
  • Iska diiwaangelin karto ama ka arki karto macluumaadka caymiska ee hadda jira.
  • Ka eegi karto warbixinada gudaha sanduuqaada fariimaha.
  • Ka isticmaali karto qaybta Live Help Chat (Sheekeysiga Caawinta ee Tooska ah).

Eeg U-qalmitaankaaga

Eeg saacadahaaga shaqada iyo u-qalmitaanka faa'idooyinka kale ee fayo-qabka sida Caregiver Kicks.

Codso ama Geli Xogta Caymiska Daryeelka Caafimaadka

Gal koontadaada si aad si sahal ah onlayn uga codsato ama aad isbeddel ugu samayso (sida inaad u darto Coverage for Kids (Caymiska Ilmaha)) caymiska aad heysato.

Hel Taageerada Wadahadalka Tooska ah

Caawimaad kaga hel su'aalaha ku saabsan inaad codsato, u-qalmitaanka iyo waxyaabo badan oo ka socda Adeegga Macaamilka Faa'iidooyinka Caafimaadka.

Iyo Waxkale oo Badan

Waxa aad sidoo kale bixin kartaa kharashka caymis wadareedka, eeg taariikhda lacag bixinta, gelitaanka waraaqaha caymiska iyo isku duwaan gelin iimeelka xidhiidhka.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.