Tusmadaada Fahanka Sonkoroowga iyo cilladaha ka hor Sonkoroowga

Sonkoroowga iyo cilladaha ka hor sonkorroowga waa xanuuno caafimaad oo saammeeya malaayiin dad ah. Hagahan wuxuu sharraxayaa sonkoroowga iyo cilladaha ka hor sonkorroowga iyo sida loo maareeyo ama xataa looga hortago. 

Waa maxay Sonkoroow? 

Sonkoroowgu wuxuu yimaadaa marka jirka ay dhib ku tahay inuu adeegsado sonkorta ku jirta dhiigga. Tan ayaa ka dhigaysa heerarka sonkorta dhiiga kuwo aad u sarreeya, taasoo khatar ah muddo ka dib.  

Jidhka ayaa u baahan hoormoon la yiraahdo Insulin si uu sonkorta ugu baddelo tamar. Sonkoroowga, jidhka ayaan samayn insulin ku filan uma adeegsan karin si sax ah. Haddii aan la dawayn sonkoroowga, waxay keeni kartaa dhibaatooyinka wadnaha, kelyaha, neerfaha iyo aragga.  

Waxaa jira 3 nooc oo ugu wayn sonkoroowga:  

  • Nooca 1: Xanuun ku dhaca difaaca jidhka kaasoo ku dhaca ilmaha ama dhalinyarada qaangaarka ah una baahan in maalin kasta lagu duro insulin. 
  • Sonkorowga la qaado xilliga uurka: Wuxuu yimaadaa inta aad uurka leedahay wuxuuna ka dhashaa isbedellada uurka ee ka dhasha diidmada insulin-ta. Caadiyan wuu bogsoodaa ka dib marka ilmuhu dhasho laakiin wuxuu kordhiyaa khatarta inuu isu beddelo sonkoroowga Nooca 2 xilli dambe. 

Waa maxay Cilladaha Billowga Sonkoroowga?  

Cilladaha billoowga sonkoroowga waa calaamad digniin ah oo sheegaysa in heerarka sonkorta dhiiggaaga ay ka sarreeyaan sidii caadiga ahayd laakiin aysan sarrayn heer ku filan inay noqdaan sonkoroow. Waxay ka dhigan tahay inaad khatar ugu jirto qaadista sonkorowga Nooca 2 mustaqbalka. Marka aad samayso isbeddellada qaab nololeedka caafimaadka leh, dad badan ayaa ka hortagi kara ama dib u dhigi kara sonkoroowga Nooca 2. 

Farqiyada u Dhaxeeya Sonkorowga iyo Cilladaha billowga Sonkoroowga  

  • Heerarka Sonkorta Dhiigga: Farqiga ugu weyn ee u dhaxeeya sonkorowga iyo cilladaha billowga sonkoroowga waa in heerarka sonkorta dhiigga marka aad gaajaysan tahay ay kala duwan yihiin. Xog badan ka ogoow noocyada kala duwan ee ka soo baxay CDC. 
  • Astaamaha: Cilladaha billowga sonkoroowga ayaan sababin wax astaamo ah. Hase yeeshee, sonkoroowgu, wuxuu sababi karaa oon badan, kaadi badan, miisaan dhac adiga oo aan isku dayayn, dareenka daal badan iyo aragga oo caad fuulo.  
  • Daaweynta: Cilladaha billowga sonkoroowga ayaa badanaa lagu xalliyaa wax ka beddelka dhaqannada caafimaadka leh, halka sonkoroowga, gaar ahaana Nooca 1, caadiyan uu u baahan yahay daawayn joogto ah, sida insuliin. Mar kasta la tasho dhakhtarkaaga si aad u hesho daawaynta kugu habboon.  

Astaamaha Sonkoroowga

Ka hortagga iyo Maaraynta Sonkorowga iyo Sonkorta dhiigga ee korraysa  

Isbeddellada qaab noolaleedka caafimaadka leh ayaa kaa caawin kara ka hortagga iyo maaraynta sonkoroowga. Dadka qaba Sonkorta dhiigga ee koraysa, waa fursad ay uga hortagaan sonkoroowga ka hor inta uusan billaaban.        

Ayagoo jimicsi samaynaaya cunaayana cuntooyin nafaqo leh, maaraynta iyo la socoshada heerarka sonkorta dhiigga si joogto ah iyo qaadashada daawooyinka sida laguugu qoray waad xakamayn kartaa xanuunkaaga iyo caafimaadka guud. Waa kuwan dhowr ilo oo ku caawinaaya: 

Bilow qaadista tallaabooyin dhinaca caafimaad berri ah oo ku beegan bisha Qaranka ee Macaanka. Adiga oo fahmaya cudurka macaanka iyo kan macaanka hortiis, aqoonsashada waxyaabaha khatarta ah iyo sameynta isbeddello yaryar laakiin awood badan oo ku saabsan hab nololeedka, waxaad isbeddel weyn ku samayn kartaa caafimaadkaaga iyo fayo-qabkaaga.    

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.