Noocyada Qorshaha Ceymiska Ilkaha

Isticmaal jaantuska oo dib u eeg soo koobitaanada dheefaha qorshaha ceymiska si ay kaaga caawiso inaad is barbardhigto qorshayaasha ceymiska oo aad fahamto kharashyadaada aad jeebka ka bixin doonto ee suurtgalka ah.

Delta Dental
Willamette Dental Group
Dheefta Ugu Badan Sanadka
$5,000
Waxbo
Lacagta la jaro
$0
$0
Baaritaanada Joogtada ah
Waxaa Loo Dabaraa Si Dhameystiran
Waxaa Loo Dabaraa Si Dhameystiran
Dheefaha Qurxinta Ilkaha
Haa
Haa
Bixiyeyaasha ah Shirkada Ceymiska
Delta Dental waxa ay leedahay shabakad ceymis oo balaadhan oo bixiyayaal ah, oo ay ku jiraan goobaha miyiga ah. Waxaad u baahan doontaa inaad hesho dhakhtarka ilkaha ee Delta Dental PPO si aad u kordhiso dheefahaada.
Willamette Dental waxay goobo badan oo haboon ku leedahay galbeedka Washington, taasoo kuu sahlaysa inaad hesho dhakhtarka ilkaha ee Willamette haddii aad ku nooshahay hareeraha wadada I-5 corridor.
Hel Dhakhtarka Ilkaha ee Kuu Dhaw
800-554-1907
DeltaDentalWA.com
1-855-433-6825
myseiu.be/oe-willamette

Hel dhakhtarka ilkaha ee u shaqeeya shirkada ceymiska ee kuu dhaw.

  1. Booqo DeltaDentalWA.com
  2. Guji “Online Tools” (“Qalabka Onlaynka”) oo adeegso qalabka Find a Dentist” (“Hel Dhakhtarka Ilkaha”).
  3. Guji ‘Delta Dental PPO’ si aad u kala shaandeysid natiijooyinka kaaga soo baxaya raadinta.

 

Sameyso akoon MySmile ah.

MySmile® waxeey ku siineysaa marin u helka sugan, 24/7 ah ee ku aadan inaad isticmaasho kaarkaaga ID-ga, qiyaasta kharashka jaabka laga bixiyo oo ammaan ah iyo wax kale oo badan! Booqo DeltaDentalWA.com si aad u furato akoonkaada bilaashka ah.
Su’aalaha gaarka ah ee ku saabsan qorshaha ceymiskaaga, kala xidhiidh Delta Dental lambarka 800-554-1907.

Hel dhakhtarka ilkaha ee u shaqeeya shirkada ceymiska ee kuu dhaw.

Booqo WillametteDental.com. Waxaad si sahal ah u heli kartaa dhakhtarka ilkaha ee kuu dhow, oo aad akhriyi kartaa faallooyinka bukaanada ee aan la shaandheyn.

 

Qabso ballan wakhti adiga kugu habboon.

Markaad diyaar u tahay inaad balan-qabsi sameyso, ka wac Xarunta Ballan-qabsiga ee Willamette Dental Group lanbarka 855-433-6825.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.