Mental Health Awareness Month

May is Mental Health Awareness Month and a great time to make sure you know about all the emotional wellbeing resources that are available to you. Getting help is important and you do not have to wait until things get bad before seeking support and guidance.
3 qaab oo aad Caymiskaaga Caafimaadku kaaga Caawin karo Maaraynta Sonkoroowga
Inkasta oo sonkoroowgu yahay xanuun balaaran, haddii aad tahay daryeele caymis ka haysta SEIU 775 Benefits Group, waxaad helaysaa kooxda daryeelka gaarka ah oo kaa caawinaysa maaraynta xanuunka. Waxaa intaas dheer, caymiskaaga caafimaadka ayaa bixinaaya adeegyo lagu xalinaayo xanuunkaaga waxna looga badelaayo qaab nololeedkaaga.