Shaqooyinka, ay bixiso Carina, waa adeeg daryeel ku beegid ammaan ah oo si fudud loo isticmaali karo oo loogu talagalay Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada) oo loo soo saaray inay isku xirto bixiyeyaasha daryeelka ee qoysaska iyo shaqsiyaadka raadinaya daryeel.
Waxaa lagu heli karaa 13 luuqadood!
Adeeg Bixiyaha Shaqsiga ah (IP-yada) waxaad samaysan kartaan cinwaano si aad u soo bandhigtaan xirfadahiina, waayo-aragnimadiina iyo firaaqiina.
Isticmaal shaandheeyaha iyo raadinta si aad u raadiso shaqooyinka daryeelka guriga ee kuu dhaw oo aad ugu shaqeyso jadwalkaaga.
Fariimo u dir, kala shekeyso taleefanka oo shaqsi ahaan ula kulan si aad u wareysato oo aad u hesho qofka saxda ah.
Carina way fududahay in la isticmaalo. Dhabtii way habboon tahay sababtoo ah waxay tusinaysaa jadwalka macaamiisha iyo waxa ay baahidoodu tahay.
Runtii waa nidaam sahlan oo wax lagu ogaan karo laguna sahmin karo. Dhabtii waxay iga caawisay inaan banaankaas is dhigo, wayna ka degdeg badnayd hay'adda gudbinta.
Dhamaan macaamiishaydi ugu danbeysay waxaan ku helay Carina. Cinwaan unbaad halkaas ka samaysani, kadibna macaamiil ayaa liiska kuu soo galaysa. Aad ayay u fududahay.
Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha
Gal Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha si aad isaga diiwaangeliso tababarka oo aadna koorsooyinka ugu qaadato si onlayn ah. Baro sida loo sameysto gelitaan si aad u bilowdo.
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah ee Xarunteena Macluumaadka Xubinka oona sahmi fursadahaaga taageerada waxbarashada iyo luqadda.
Gal si aad u aragto u-qalmitaankaaga ama u maamusho dheefaha caafimaadkaaga ama aad barato sida loo sameysto akoon.
Hel Taageerada Dheefaha Caafimaadka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha caafimaadkaaga.
Gal si aad u aragto hadhaagaaga oo aadna u maamusho dheeftaada hawlgabka. Sameyso akoon.
Hel Taageerada Qorshaha Ceymiska ee Hawlgabka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha hawlgabka.
Ka hel hagida iyo taageerada Tabbabarka Aasaasiga Ah iyo isku diyaarinta noqoshada Kaaliyaha Daryeel-bixiyaha Guriga ee shahaada haysta.
Bilaabida ka Daryeel Bixiye ahaan
Hel talooyin ku saabsan u tababarashada guul-gaarida, hagitaan ku saabsan tababbarka aad u baahan tahay si aad u bilowdo shaqada oo aad barato goorta aad heli karto dheefahaada daryeel bixiye.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.
If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2.
Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.
Get help online:
The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.
Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.
If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10.
Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.