Fasalada Cusub ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee Qof Ahaanta Loo Xaadiro Heli Karaa! 

Sahmi waxbarashada gacan-ku-haynta ah oo isku xidh daryeelayaal kale.

Casharrada qof ahaaneed waxay bixiyaan waxbarasho gacan-ku hayn ah oo jawi taageero ah leh halkaas oo aad ku weydiin karto su'aalo, aad ka heli karto hagitaan degdeg ah oo aad wax ku barato daryeelayaasha kale.

Fasalada waxay ku buuxsamaan si dhaqsi ah, isdiiwaangeli maanta!

Helitaanku waxaa laga yaabaa in lagu koobo deegaankaaga. Iska diiwaangeli Xarunta Waxbarashada Daryeel-bixiyeyaasha (Caregiver Learning Center) si aad booskaaga u sii qabsato una hubiso inaad buuxiso shuruudaha continuing education (waxbarashada joogtada ah (ce)).

Jadwalada fasallada oo ku salaysan luqadda:

Agoosto 2026
Ellensburg
Lakewood
Raymond
Seattle
Shelton
Spokane
Vancouver

Sebteembar 2026
Clarkston
Kelso
Kent
Mount Vernon
Olympia

Oktoobar 2026
Aberdeen
Bellingham
Bremerton
Pasco
Port Angeles
Wenatchee

Noofambar 2026
Chehalis
Colville
Seattle
Spokane
Tacoma
Vancouver
Walla Walla

Diisambar 2026
Kelso
Moses Lake
Oak Harbor
Omak
Renton

 

Janaayo 2027
Everett
Richland
Yakima

Febraayo 2027
Ellensburg
Lakewood
Raymond
Seattle
Shelton
Spokane
Vancouver

Maarso 2027
Clarkston
Kelso
Kent
Lacey
Mount Vernon

Abriil 2027
Aberdeen
Bellingham
Bremerton
Everett
Pasco
Port Angeles
Wenatchee

Maay 2027
Chehalis
Colville
Lakewood
Seattle
Vancouver
Walla Walla

Juunyo 2027
Kelso
Kent
Moses Lake
Oak Harbor
Omak

Noofambar 2026
Seattle

Maay 2027
Seattle

Janaayo 2027
Seattle

Sebteembar 2026
Lakewood

Janaayo 2027
Kent

Maarso 2027
Lakewood

Maay 2027
Everett

Noofambar 2026
Everett
Kent
Spokane

Janaayo 2027
Vancouver

Maay 2027
Everett
Spokane

Juunyo 2027
Kent

Noofambar 2026
Kent

Maay 2027
Kent

Janaayo 2027
Renton
Yakima

Febraayo 2027
Richland

Noofambar 2026
Renton

Maay 2027
Renton

Jadwalladu way isbeddeli karaan Fadlan ka hubi Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) jadwalladii ugu dambeeyay ee la cusboonaysiiyay. 
HCA-yada Caadiga ah iyo xaasaska/lammaanayaasha VA ayaa ka qayb geli karaan tababarrada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee qof ahaanta loo xaadiro. Dhammaan bixiyeyaasha kale waxay Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ku dhammaysan karaan onlayn. 
Haddii aad hayad u shaqeeyso, la xiriir shaqo-bixiyahaaga ka hor intaadan isdiiwaangelin. 

Ma u baahan tahay caawin?

  • Isticmaalka Hagaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si aad u gasho oo aad isugu diiwaangeliso fasalada.
  • Kala xidhiidh loo-shaqeeyahaaga wixii su'aalo ah oo ku saabsan shuruudaada tabbabarkaaga, wakhtigaaga kama dambayska ah , ama lacagta aad bixineyso. 
  • Haddii aad hayad u shaqeeyso, la xiriir shaqo-bixiyahaaga ka hor intaadan isdiiwaangelin.
  • La xidhiidh Member Resource Center (Xarunta Macluumaadka ee Xubinka) si aad u hesho taageerada diiwaangelinta ama caawimaada luuqadda.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.