Hel shaqo iyo dakhli joogto ah.

Sameyso Cinwaankaaga

Adeeg Bixiyaha Shaqsiga ah (IP-yada) waxaad samaysan kartaan cinwaano si aad u soo bandhigtaan xirfadahiina, waayo-aragnimadiina iyo firaaqiina.

Sahmi Shaqooyinka

Isticmaal shaandheeyaha iyo raadinta si aad u raadiso shaqooyinka daryeelka guriga ee kuu dhaw oo aad ugu shaqeyso jadwalkaaga.

Isku Xidh oo Isku Beeg

Fariimo u dir, kala shekeyso taleefanka oo shaqsi ahaan ula kulan si aad u wareysato oo aad u hesho qofka saxda ah.

Hel Daryeelka Kaydka ah
ama Daryeelka Carruurta

Marki laga soo tago ku beegida daryeel bixiyeyaasha macaamiisha cusub, daryeel bixiyeyaashu waxay sidoo kale u adeegsan karaa Carina inay u raadiyaan daryeelka kaydka ah ama daryeelka nasinta macmiilka.

Carina waxay sidoo kale qoysaska raadinaya daryeelka carruurta ku xidhaa daryeel bixiyeyaasha carruurta ee khibrada leh ee ku bixiya waxbarashada wakhtiga hore guryahooda.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.