Raadi Fasalada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)). ee Qof-ka-Qofka ah ee Kuugu Dhaw!

Boosaska way xaddidan yihiin, iska diiwaangeli maanta!
Sahmi waxbarashada gacan-ku-haynta ah oo isku xidh daryeelayaal kale.

Fasalada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)). waxay ku siinayaan fursad weyn oo aad ku horumariso xirfadahaaga shaqo oo aad ku sahmiso mowduucyo khuseeya baahiyaha dadka aad daryeesho.  

Haddii aad tahay Caawiyaha Daryeelka Guriga ee Caadiga ah (HCA), Arrimaha Halyeeyada (VA) Xaaska ama Lamaanaha Guriga* waxaad qaadan kartaa fasalada CE-yada si shaqsi ahaaneed!  

Xulashada fasalka qof ahaanta loo xaadiro waxay bixisaa wax ka badan fursada aad buuxin lahayd shuruudahaaga CE. Markaad ka qayb gasho fasalka qof ahaanta loo xaadiro, waxaad:  

  • Waayo-arag u noqon doontaa waxbarasho is-dhexgal leh iyo tababar gacan-ku-hayn ah.  
  • La falgali doontaa macallimiinta si toos ah si aad u hesho jawaabo degdeg ah.  
  • La kulmi doontaa daryeel bixiyeyaal kale ee ku jira bulshadaada oo aad ka faa'iidaysan doonto waayo-aragnimadooda la wadaago. 
Daryeel-bixiyaasha kale waxay ku qaadan karaan CE-yada onlaynka gudaha Learning Library

Sahmi Fasalada Guga ee 2025!

Eeg fasal aad jeceshahay?
Iska diiwaangeli Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).

Adigoo isdiiwaangelinaya maanta oo aad horay u sii qorsheysato, waxaad hubin kartaa inaad buuxiso shuruudahaaga CE oo aad qaadato fasalka qof ahaanta loo xaadiro ee aad doorbidayso.

Ma u baahan tahay caawin?

Isticmaal Hagaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si aad u barato sida loo galo ama loo raadiyo oo liskaga diiwaangeliyo koorsooyinka CE.  

Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada):  

  • La xidhiidh Xarunta Kheyraadka Xubinta si aad u hesho diiwaangelin dheeraad ah iyo taageerada luuqadda.  
  • La xiriir CDWA haddii aad qabto su'aalo ku saabsan shuruuda tababarka, waqtiga kama dambaysta ah, ama lacag bixinta. 

Adeeg Bixiyeyaasha Hay'ada (AP-yada):  

  • La xiriir loo-shaqeeyahaaga hore si aad u hesho caawimaad isdiiwaangelinta ama haddii aad qabto su'aalo ku saabsan shuruuda tababarka, waqtiga kama dambaysta ah, ama lacag bixinta.  

Helitaanka Luqadda

Luuqadda
Koorsooyinka La Heli Karo
Goobaha 2025
Kuuriyaan
Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga
Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn
Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo
Soo Wargelinta Waajibka ah
Maay: Everett
Luuqada Ruushka
Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga
Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn
Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo
Soo Wargelinta Waajibka ah
Maay: Everett, Spokane
Juun: Kent
Fitnaamiis
Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga
Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn
Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo
Soo Wargelinta Waajibka ah
Maay: Renton
Amxaar
Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga
Soo Wargelinta Waajibka ah
Maay: Seattle
Soomaali
Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga
Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn
Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo
Soo Wargelinta Waajibka ah
Juun: Kent

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.