Koorsooyinka CE ayaa lagu heli karaa 3 qaab. Dooro kuwa sida ugu haboon kuugu shaqeynaaya.
Helida iyo iska diiwaan gelinta Koorsooyinka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) waa mid sahlan.
Waxaad eegi kartaa mowduucyo cusub ama aad dib u qaadan kartaa koorsooyinka CE ee aad dhammaysay sannadihii waajibaadka hore. Waxaad sidoo kale ku qaadan kartaa isla koorsadaas luqad kale oo ka duwan isla sanadkaas sannadkaas gudahiis.
Si aad u aragto koorsooyinka lagu heli karo luuqadaada:
Bogga Hel Koorsooyinka, guji lifaaqa luuqada aad doorbideyso si laguu geeyo bog muujinaaya koorsooyinka la heli karo oo aad ka dooran karto ama raadin karto mawduucyada ku quseeya.
Si aad u aragto koorsooyinka diyaar u ah in dib loo qaato oo aad iska diiwaangeliso:
Koorsooyinka la dhammeystiray 90-kii maalmood ee la soo dhaafay dib looma qaadan karo.
Haddii aad rabto inaad isku diiwaangeliso in ka badan 4 koorso, ku celi tillaabooyinka.
Guji astaanta meenuga kadibna dooro bogga Jadwalkayga (Schedule).
Guji koorso si aad u aragto bogedda oo aad ka helayso faahfaahinta koorsada taariikhda, wakhtiga iyo goobta.
Bogga koorsada Oonlaynka ah waxaad ku arkaysaa faahfaahinta koorsada qaybta kore ee bogga iyo xoggo kasta oo aad soo degsato oo aad ku arkayso salka bogga.
Si aad u isticmaasho Zoom waxaad u baahan doontaa inaad haysato:
Si aad usoo degsato Zoom:
Booqo zoom.us/download oo soo degso nooca ku habboon aaladaada. Waxaad macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sida loosoo degsado loona xawisho Zoom ka heli kartaa halkan.
Haddii aad ku cusub tahay Zoom:
Lifaaqyadaan waxay ku tusinayaan sida cilada looga saaro muuqaalkaaga iyo maqalkaaga, sida loo isticmaalo qaybta wada sheekeysiga loona badelo dookhyada borofaylkaaga.
Muuqaalka, maqalka iyo astaamaha wada sheekeysiga ee Zoom
Haddii aad jeclaan lahayd inaad ka baxdo koorso, raac tilmaamaha hoos ku xusan.
Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha
Gal Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha si aad isaga diiwaangeliso tababarka oo aadna koorsooyinka ugu qaadato si onlayn ah. Baro sida loo sameysto gelitaan si aad u bilowdo.
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah ee Xarunteena Macluumaadka Xubinka oona sahmi fursadahaaga taageerada waxbarashada iyo luqadda.
Gal si aad u aragto u-qalmitaankaaga ama u maamusho dheefaha caafimaadkaaga ama aad barato sida loo sameysto akoon.
Hel Taageerada Dheefaha Caafimaadka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha caafimaadkaaga.
Gal si aad u aragto hadhaagaaga oo aadna u maamusho dheeftaada hawlgabka. Sameyso akoon.
Hel Taageerada Qorshaha Ceymiska ee Hawlgabka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha hawlgabka.
Ka hel hagida iyo taageerada Tabbabarka Aasaasiga Ah iyo isku diyaarinta noqoshada Kaaliyaha Daryeel-bixiyaha Guriga ee shahaada haysta.
Bilaabida ka Daryeel Bixiye ahaan
Hel talooyin ku saabsan u tababarashada guul-gaarida, hagitaan ku saabsan tababbarka aad u baahan tahay si aad u bilowdo shaqada oo aad barato goorta aad heli karto dheefahaada daryeel bixiye.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.
If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2.
Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.
Get help online:
The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.
Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.
If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10.
Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.