Daryeel Tayo sare leh

Helaysaa caymiska daawaynta ugu dambaysay, taageero iyo helitaan shakhsi ahaaneed iyo daryeel maqal iyo muuqaalka ah oo dhakhaatiirta isbiishaalistayaasha ee ku jira dalada lagaga helayo, iyada oo la sugay daryeelka heerka sare.

Taageerada Shakhsi Ahaaneed

U Ololeeye Daryeelka Bukaanka (PCA) oo gaar ah ayaa bixiya taageero foolka-fool ah oo hel timaamaha barnaamijyada la heli karo, ikhtiyaarada daawaynta iyo isku duwitaanka daryeelka ee inta la socdo oo dhan.

Agabka iyo Khayraadka

Daaqada xubinta Progyny iyo app-ka, waxa aad ka eegi kartaa xogta caymiska, maamuli kartaa balanta, kula xidhiidh kartaa PCA oo aad ka heli kartaa waxbarashada caafimaadka taranka.

Bilow

Wac 1-833-233-0517 si aad uga shaqaysiiso gunooyinkaaga.

Marka kowaad ee aad soo hadasho khabiirka ayaa xaqiijin doona u qalankaaga, kaala hadli doona caymiskaaga oo ka jawaabi doona wixii su'aalo ah. Kadib taleefankaaga ku biiritanka, waxaa lagu waadajin doonaa U Ololeeyahay Daryeelka Bukaanka (PCA) ee gaarka ah taas oo ku salaysan baahiyahaaga.

Soo degso halkaan Kasoo Soo Koobida Dheefaha Progyny ama booqo barta xubinta.

PCA waxay bixisaa tilmaamo caafimaad iyo dareen, waxay sugtaa joogtaynta, taageerada foolka-foolka ah iyo helitaanka waxbarashada lagu taageerayo yoolashaada.

PCA waxay kaa caawin kartaa:

  • Inaad fahanto gunooyinkaaga Progyny.

  • Baadho dhabooyin kala duwan oo waalidnimada ah.

  • Inaad gaadho go'aamo daryeelka caafimaad adiga oo haya xogtiisa oo taageeraya yoolashaada shakhsi ahaaneed iyo natiijada ugu wanaagsan.

  • U sheeg yoolashada iyo waxyaabaha caafmaad ee aad doorbidayso dhakhtaradaada iyo kooxdaada daryeelka.

  • Inaad macno u hesho weedhaha caafimaad ee qariibka ah.

Daaqada Xubinta Progyny

Marka aad ka shaqaysiiso gunooyinkaaga, waxa aad heli doontaa iimeel uu la socdo magaca lagu heleyo si aad u gasho daaqada xubinta Progyny iyo app-ka.

Daaqada xubinta Progyny iyo app-ku waxaa weeye agab is loo adeegsado oo laga arki karo xogta gunadaada, aad kula xidhiidhi karto Kooxda Daryeelka Progyny oo aad ka heli karto xogta onleynka ah ee waxbarashada.

Su'aalaha Ugu Badan

Haddii aad ceymis ka haysato SEIU 775 Benefits Group oo aad diyaar u tahay inaad bilawdo, la hadal 1-833-233-0517. Waxaa laguu gudbin doonaa U Ololeeyaha Daryeelka Bukaanka (PCA) oo xaqiijin doona u qalankaaga, kaala hadli doona caymiskaaga oo ka jawaabi doona wixii su'aalo ah ee aad qabto.

Haddii aad hadda ku helayso daawaynta taranka qorshahaaga ceymiska caafimaad oo ayna daawayntaaduna dhammaan doonin dhamaadka sanadka ceymiseedka (Luulyo 31, 2024), Progyny waxa ay bixisa isku-duwida u soo guurida daryeelka si ay kuu sii siiyo taageerada joogtada ah ee safarkaaga bacriminta iyo qoys dhisida .

Wac 1-833-233-0517 si aad ula hadasho PCA-ga kaas oo awood u yeelan doona inuu kaa caawiyo habka u soo guurida daryeelka oo uuna u xaqiijiyo inaysan dhicin wax carqalad oo ku aadan daryeelka.

Hadii aad doon doonayso daawaynta taranka, waxaad ka baadhi kartaa khabiir ku jira dalada Agabka Baadhitaanka Bixiyaha. Wixii daryeelka uurka iyo menopause ah, U Ololeeyahaaga Daryeelka Progyny (PCA) ee kuu adeega ayaa kugu xidhi doona bixiyayaal khabiiro ku ah daryeelka shakhsi ahaaneed.

Marka aad ka shaqaysiiso gunooyinkaaga oo aad dhamaystirato taleefanka qaadashada ee PCA waxa aad heli doontaa iimeel uu la socdo magaca lagu galo si la iskugu duwaan geliyo Barta xubinta Progyny. Soo dejiso Progyny app ku socota waxa aad ka gashaa agabka is loo adeegsado oo ka eeg faahfaahinta gunada, kula xidhiidh Kooxda Daryeelka Progyny oo ka gal khayraadka onleynka ah.

Wac 1-833-233-0517 si aad uga shaqaysiiso gunooyinkaaga. Waxaa laguu soo diri doonaa iimeelka duwaan gelinta. 

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.