- Learning
Jadwalka Dhameystiran ee CE-da Shaqsi Ahaaneed ee Sanadka 2025 ayaa La Heli Karaa
Hore u sii qorsheyso adiga oo iska diiwaangelinaya maanta!
Hel waxbarashada gacan-ku-haynta ah oo isku xidh daryeelayaal kale.
Sahmi Fasallada oo Eeg Helitaankooda
Dhammaan Caawiyaha Daryeelka Guriga ee Caadiga ah (HCA), Arrimaha Halyeeyada (VA) Xaaska ama Lamaanaha Guriga* waxay qaadan karaan fasalada Continuing Education (CE, Waxbarashadda Dadka Wawayn) si shaqsi ahaaneed!
Qaadashada fasallada uu dhigayo macallin waxay ku siineysaa fursad aad ku:
- Waayo-arag noqoto waxbarasho is-dhexgal leh iyo tababar gacan-ku-hayn ah.
- La falgasho macallimiinta si toos ah si aad u hesho jawaabo degdeg ah.
- La kulanto daryeel bixiyeyaal kale ee ku jira bulshadaada oo aad ka faa'iidaysan doonto waayo-aragnimadooda la wadaago.
Haddii aad jeclaan lahayd inaad la qaadato CE-da ee bixiyaal daryeel kale, ha sugin illaa wakhtiga kama danbayska ah ee tabbabarkaaga si aad isu diiwaangeliso!
Goobta fasalka waa ay xaddidan tahay, waxaana suuragal ah inaysan jirin fasal kuu dhow haddii aad sugto. Dammaanad ka qaado boos adigoo isdiiwaangelinaya maanta.
*Daryeel-bixiyaasha kale waxay ku qaadan karaan CE-yada onlaynka gudaha Learning Library.
Caafimaadka Halbowlaha Dhiiga ee
Wadnaha
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro wax ku saabsan nidaamka halbowlaha dhiiga ee wadnaha, xaaladaha caadiga ah, iyo hababka lagu caawin karo macaamiisha si ay u maareeyaan khataraha una ilaashadaan caafimaadka wadnahooda. Koorasku wuxuu sidoo kale daboolayaa jawaabta degdegga ah iyo sida loo bixiyo taageero.
Helitaanka Goobta (Ingiriisi):
Luulyo 2025: Everett, Richland, Yakima
Agoosto 2025: Ellensburg. Lakewood, Raymond, Spokane, Vancouver
Seteembar 2025: Clarkston, Kent
Oktoobar 2025: Aberdeen, Bellingham, Bremerton, Everett, Pasco, Wenatchee
Nofeembar 2025: Chehalis, Colville, Lakewood, Seattle, Spokane, Vancouver, Walla Walla
Diisembar 2025: Kent, Kelso, Moses Lake, Oak Harbor, Omak
Eeg xulashooyinka goobaha ee luqadaha.
Daryeelida Macaamiil
qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro sida loo taageero macmiil qaba xanuun aan dhammaad lahayn, oo ay ku jiraan daryeelka dhamaadka nolosha, maaraynta murugada, iyo taageeridda dadka kale ee murugaysan. Kooraskani wuxuu sidoo kale sahmiyaa arrimaha caafimaadka, sharciga, iyo maaliyadda.
Helitaanka Goobta (Ingiriisi):
Luulyo 2025: Yakima
Agoosto 2025: Ellensburg, Lakewood, Raymond, Spokane, Vancouver, Yakima
Seteembar 2025: Clarkston, Kent
Oktoobar 2025: Aberdeen, Bellingham, Bremerton, Everett, Pasco, Wenatchee
Nofeembar 2025: Chehalis, Colville, Lakewood, Olympia, Seattle, Spokane, Walla Walla
Diisembar 2025: Kent, Kelso, Moses Lake, Oak Harbor, Omak
Eeg xulashooyinka goobaha ee luqadaha.
Wax ka Qabashada
Xadgudubka Galmo
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro sida loo garto, looga hortago, loonguna jawaabo xadgudubka galmada ee goobta shaqada. Koorasku wuxuu daboolayaa ka hortagga, ka jawaabista degdegga ah, iyo tallaabooyinka xiga kadib markaat markhaati ka noqoto ama la kulanto xadgudub.
Helitaanka Goobta (Ingiriisi):
Luulyo 2025: Clarkston, Longview, Shelton, Lakewood, Ellensburg
Agoosto 2025: Yakima, Bremerton, Aberdeen, Mount Vernon, Bellingham, Everett, Wenatchee
Seteembar 2025: Kent, Clarkston
Oktoobar 2025: Aberdeen, Bellingham, Bremerton, Everett, Pasco, Wenatchee
Nofeembar 2025: Chehalis, Colville, Lakewood, Seattle, Spokane, Walla Walla
Diisembar 2025: Kent, Kelso, Moses Lake, Oak Harbor, Omak
Eeg xulashooyinka goobaha ee luqadaha.
Soo Wargelinta
Waajibka ah
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro sida loo garto calaamadaha xadgudubka, loogu gudbiyo walaacyada hay'adaha saxda ah, iyo sida loo caawiyo macaamiisha inay maareeyaan arrimaha halista ah. Kooraskani wuxuu sidoo kale daboolayaa istaraatiijiyooyinka looga hortago xadgudubka dadka waaweyn iyo carruurta.
Helitaanka Goobta (Ingiriisi):
Luulyo 2025: Yakima
Agoosto 2025: Ellensburg, Lakewood, Raymond, Spokane, Vancouver
Seteembar 2025: Clarkston, Kent
Oktoobar 2025: Aberdeen, Bellingham, Bremerton, Everett, Pasco, Wenatchee
Nofeembar 2025: Colville, Chehalis, Lakewood, Seattle, Spokane, Walla Walla
Diisembar 2025: Kent, Kelso, Moses Lake, Oak Harbor, Omak
Eeg xulashooyinka goobaha ee luqadaha.
Eeg fasal aad jeceshahay?
Iska diiwaangeli Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha).
Adigoo isdiiwaangelinaya maanta oo aad horay u sii qorsheysato, waxaad hubin kartaa inaad buuxiso shuruudahaaga CE oo aad qaadato fasalka qof ahaanta loo xaadiro ee aad doorbidayso.
Ma u baahan tahay caawin?
Isticmaal Hagaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si aad u barato sida loo galo ama loo raadiyo oo liskaga diiwaangeliyo koorsooyinka CE.
Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada):
- La xidhiidh Member Resource Center (Xarunta Macluumaadka ee Xubinka, MRC) si aad u hesho diiwaangelin dheeraad ah iyo taageerada luuqadda.
- La xiriir CDWA haddii aad qabto su'aalo ku saabsan shuruuda tababarka, waqtiga kama dambaysta ah, ama lacag bixinta.
Adeeg Bixiyeyaasha Hay'ada (AP-yada):
- La xiriir loo-shaqeeyahaaga intaadan isdiiwaangelin kahor ama haddii aad qabto su'aalo ku saabsan shuruuda tababarkaaga, waqtiga kama dambaysta ah, ama lacag bixinta.
Helitaanka Fassalka Luqadda
Luuqadda | Koorsooyinka La Heli Karo | Goobaha 2025 |
|---|---|---|
Shiineys | Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Soo Wargelinta Waajibka ah | Luulyo: Seattle |
Isbaanish | Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Soo Wargelinta Waajibka ah | Luulyo: Yakima Agoosto: Richland |
Kuuriyaan | Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Soo Wargelinta Waajibka ah | Luulyo: Kent Sebteembar: Lakewood Noofembar: Everett |
Luuqada Ruushka | Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Soo Wargelinta Waajibka ah | Oktoobar: Kent Nofeembar: Spokane |
Fitnaamiis | Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Soo Wargelinta Waajibka ah | Noofembar: Kent |
Amxaar | Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wargelinta Waajibka ah | Noofembar: Seattle |
Soomaali | Caafimaadka Wadnaha iyo Halbowlaha Dhiiga Daryeelida Macaamiil qaba Xanuun Aan Dhammaad Lahayn Wax ka Qabashada Dhibaataynta Galmo Soo Wargelinta Waajibka ah | Noofembar: Kent |


