Dheefaha Faya Qabka Shucuurta ee Daryeel Bixiyaasha

Bishaan Wacyi Gelinta Caafimaadka Dhimirka, baro 4 nooc oo kamid ah gunnooyinka aad helayso si u taageerto caafimaadkaaga shucuurta: ababka taleefanka casriga ah, taageero xirfadeed, tababarka faya qabka iyo khyaraadka oonlaynka ah.

Daryeelka Headspace Care ee Daryeel Bixiyeyaasha

Daryeel bixiyeyaasha ayaa la xiriiri kara tababare khabiir ah adigoo adeegsanaya App-ka Headspace Care si aad u hesho talo iyo hagitaan ku saabsan dhimista walbahaarka, la socodka yoolasha nolosha iyo jimicsiga iyo helida dhiirigelin— dhammaan iyada oo loo marayo fariin-diritaano qoraal ah oo sugan.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.