Ku hormari Xirfadahaaga Koorsooyin Onleen ah oo Cusub

Oo, hel mushaarka 12 saacadood oo dhibcaha Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ah.*

Daryeel bixiye xirfadle ahaan, waxaad fursad u heli kartaa fursado waxbarasho oo bilaash ah oo dheeraad ah oo leh koorsooyin cusub oo Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)(CE) ah oo aad ka heleyso Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Bixiyaha Daryeelka). Koorsooyinkan onleenka ah waxaa loogu talagalay inay kaa caawiyaan inaad sii waddo siinta daryeelka ugu fiican macaamiishaada.

Wakhtigaaga waa mid qiimo leh. Taasi waa sababta aad u kobcin karto xirfadahaaga xirfadeed adoo lacag ku qaadanayso koorsooyinka aad qaadato.* 

Haddii aad leedahay shuruudo Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama aad rabto inaad barato xirfado cusub, waxaad ku qaadan kartaa fursadahan waxbarashada dabacsan, ee sahlan ee aad ka heli karto Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Bixiyaha daryeelka).

*Dhammaan daryeel bixiyayaasha aqoonta leh waxay heli karaan illaa 12 saacadood oo ah buundooyinka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn). Haddii aad leedahay shuruud, waa inaad kaliya qaadataa 12 saacadood oo loogu baahan yahay shuruudahaaga. Haddii aadan lahayn shuruudaha CE, koorsooyinkani waa ikhtiyaari waxaana lagu siin karaa oo keliya illaa 12 saacadood sanadkii. Wax badan ka baro Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn.

Koorsooyin Cusub oo Oonleen ah

Sanad kasta, koorsooyin cusub ayaa la curiyaa si loo bixiyo fursadaha waxbarashada ee ku habboon baahiyaha kala duwan ee daryeel bixiyaha iyo macmiilka. Koorsooyinka la soo shaaciyay sanadkan waxaa ku jira:

Maanta Billow

Billow waxbarashada oo lacag ka hel Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Bixiyaha daryeelka).

Isticmaal Hagaha Isticmaalaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Bixiyaha daryeelka) si lagaaga caawiyo inaad is diiwaangeliso oo aad koorsooyin qaadato.

TALO! Waxaad ku arki kartaa Hagaha Isticmaalaha luuqadda aad doorbidayso. Tag geeska sare ee bogga si aad u beddesho luuqadda.

Ma u baahan tahay caawin?

Isticmaal Hagaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si aad u barato sida loo galo ama loo raadiyo oo liskaga diiwaangeliyo koorsooyinka CE.  

Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada):  

Adeeg Bixiyeyaasha Hay'ada (AP-yada):  

  • La xiriir loo-shaqeeyahaaga hore si aad u hesho caawimaad isdiiwaangelinta ama haddii aad qabto su'aalo ku saabsan shuruuda tababarka, waqtiga kama dambaysta ah, ama lacag bixinta.  

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.