Fahamka Dheefahaaga Qoys-Dhisida

Dhalmo la’aantu waxay noqon kartaa mida adag oo badanaa ah waayo-aragnimo mararka qaar qofka iyo qoysaska kala go'aan.  

Caymiska Daryeelka Caafimaad ee SEIU 775 Benefits Group wuxuu ka kooban yahay dheefo tayo sare leh oo la xiriira taranka iyo dhisidda qoyska iyada oo loo marayo Progyny, barnaamij loogu talagalay inuu ka caawiyo daryeel-bixiyeyaasha inay la tacaalaan dhalmo la’aanta isla markaana siiyo fursado ay ku dhistaan qoysaskooda. 

 

Dheefahaaga Progyny Waxaa ka mid ah: 

  • Taageerada Shakhsi Ahaaneed: La-taliyeyaal daryeel oo u go’an ayaa kaa caawin kara inaad fahamto fursadahaaga, ka jawaabaan su’aalahaaga, oo kugu hagaan tallaabo kasta oo geeddi-socodka ah. 
  • Xulashooyinka daaweynta taranka: Xulashooyinka sida IVF iyo IUI ayaa la heli karaa, iyadoo hagid laga helayo shabakad khubaro khibrad leh oo bixiya daryeel shakhsi ahaaneed. 
  • Taageero loogu talagalay waddooyin kala duwan ilaa waalidnimo: Kheyraad iyo hagid ayaa la heli karaa si loogu taageero habab kala duwan oo dhisidda qoyska ah, iyadoo la tixgelinayo baahiyo, waayo-aragnimooyin, iyo yoolal kala duwan. 
  • Kaalmada korsashada: Dheefahaaga waxaa ku jira ilaa $15,000 oo loogu talagalay kharashaadka la xiriira korsashada. 

Taageerada Inta Lagu Jiro Safarka 

Helitaanka taageerada saxda ah waxay samayn kartaa farqi weyn, iyo ogaanshaha in caymiskaaga daryeelka caafimaad uu halkaas kuu yaalo ayaa ka dhigi kara safarkan mid xoogaa fudud. 

Sahmi khayraadka Taranka iyo Qoys-Dhisida

Haddii aad haddabilaabayso inaad su’aalo waydiiso ama si firfircoon u baareyso daryeelka taranka, kheyraadka ay bixiso Progyny ayaa kaa caawin kara. 

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.