Talooyinka Wanaagsan Maalinta Kugu Horeyso Goobta Shaqada 

Noqo qof Diyaargalsan oo Isku-kalsoon Maalintaada Kugu Horeysa 

Haddii aad la kulmayso macmiilkaaga marka kugu horreyso ama aad bilaabayso inaad siiso daryeel qof aad horey u taqanay, talooyinkan ayaa ku caawin kara.

 

U labiso si wanaagsan
Xasuusnow inaad xirato dharka dhakhaatiirta, inaad marsato waxyaabaha laisku qurxiyo oo iska ilaa inaad marsato waxyaabaha aad u carfa haddii macmiilkaaga uu qabo xasaasiyad caraf.

 

Soo qaado waxyaalaha aad isticmaasho, sida:

  • Kabo xiran, kabo ka ilaalinaaya taraarax.
  • Qorshaha daryeelka / xaanshada hawsha.
  • Dhalada biyaha
  • Cuntooyinka fudud
  • Boorsada shaqada

 

Si wada jir ah ku dulmara qorshaha daryeelka macmiilkaaga
Kan waa qorshaha daryeelka oo qaas u ah macmiilkaaga kaas oo uu ku siyay shaqa bixiyahaaga. Hubsada inaad labadinuba aad fahamtaan kaalintaada.

 

La wadaag tafaasiil yar oo kugu saabsan adiga oo baro macmiilkaaga adigoo waydinaayo su’aalo, sida:

  • Maxaad iga filanaysaa?
  • Maku haysataa wax caqabad ah oo ay tahay inaan la socdo?
  • Cunto / bandhigyo / hawlo nocee ah ayaad jaceshahay?

 

Baro sida saxda ah ee loo gudbiyo waqtiyada aad shaqaysay xiliga ugu habboon, si aad u xaqiijisato inaad hesho mushahaarkaaga xiliga ugu fiican.

 

Wac Peer Mentor (Tababaraha Dhalinta Isku da’aadka ah).
Peer Mentors (Tababarayaasha Dhalinta Isku da’aadka ah) waxay leeyihiin khibrad shaqa sanado badan oo daryeel bixin ah iyo sidoo kale tababaridda daryeel bixiyayaal kale, waxayna kaa caawin karaan ka jawaabista su'aalaha ama walaacyada aad qabto.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.