Taageerada Dheefaha
Hel taageero iyo hagid khuseysa sida loo helo oo loo isticmaalo dheefahaaga.
Dheefaha Waxbarashada
Member Resource Center (Xarunta Macluumaadka ee Xubinka, MRC)
Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan isdiiwaangelinta, noocyada koorsada ama dhamaystirka tabbabarka, la xidhiidh MRC. Taageerada waxaa lagu heli karaa luuqado badan.Taageerada Luuqadda
Fasalada iyo agabyada koorsada ayaa lagu heli karaa luuqado badan. Xitaa haddii aad si faseexa ah ugu hadasho Ingiriisiga, koorsada aad ku qaadato luuqaddaada koowaad ayaa ku diyaarin karta guul.
Peer Mentor (Waaniyeyaasha Asaagaa)
Haddii aad tahay daryeel bixiye sameynaya Tababarka Aasaasiga ah oo isku diyaarinaya inuu noqdo Kaaliyaha Daryeelka Guriga (HCA) shahaado haysta, waxaad hagis iyo taageero ka heli kartaa Waaniyeyaasha Asaagaa.Taageerada Ardeyda Naafada Ah
Ardayda naafada ah waxay xaq u leeyihiin inay codsadaan oo ay helaan baahi-tir macquul ah si ay u helaan dhammaan barnaamijyada iyo hawlaha Training Partnership.
Qaynuunada Waxbarashada
Wakhtiga fasalkaagu waa mid qiimo leh. Siyaasadaha soo socdaa waxay xaqiijinayaan jawi waxbarasho oo togan kaas oo lagugu taageerayo oo aad fursad u leedahay inaad guulaysato.
Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha)
Awood u yeelo inaad isticmaasho dheefahaaga waxbarashada ee Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) ee My Benefits. Si fudud iskaga diiwaangeli oo ku dhamaystir tabbabarka onleen ahaan adigoo isticmaalaya kumbiyuutar ama taleefanka casriga ah.
Dheefaha Caafimaadka
Taageerada Dheefaha Caafimaadka
Caawin u hel caymiska, xaq u yeelashada, codsashada iyo wax kale oo badan adigoo booqanaya ama ka wacaya Adeegga Macaamiisha lambarka 1-877-606-6705.
Akoonka Dheefaha Caafimaadka
Si fudud ugu maareey dheefahaaga caafimaadka onleen ahaan. Akoon sameeyso si aad u hubiso xaq u yeelashadaada dheefaha, aad u codsato caymiska daryeelka caafimaadka iyo wax kale oo badan.
Gudbi Racfaanka Ceymiska Daryeelka Caafimaad
Baro sida loo xareeyo racfaan haddii xaq u yeelashadaada daryeelka caafimaadka ama diiwaangelinta laguu diiday.
Dheefta Hawlgabka
Taageerada Dheefta Hawlgabka
Haddii aad su’aalo qabto, booqo bogga taageerada ama ka wac wakiilka Milliman Secure Retirement lambarka 1-800-726-8303. Caawinta waxaad ku heli kartaa luuqadaada.
Akoonka Onlaynka ee Qorshaha Hawlgabka
Ka qeybgalayaasha Secure Retirement Plan (Qorshaha Howlgabnimada Sugan, SRP) ayaa geli kara akoonkaaga si ay u arkaan hadhaagaaga, u helaan warbixinnada akoonkaaga, u magacaabaan ka-faa'iidayste iyo waxkale oo badan.
Erayada Guud ee Hawlgabka ee Ay Tahay in La Ogaado
Baro qeexitaannada erayada guud ee hawlgabka iyo qeexitaannada aad u baahan tahay si aad u ogaato si aad go’aan uga gaadho mustaqbalkaaga maaliyadeed.