Qaabee Mustaqbalka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)

Aqoon Isweedaarsiga Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee 2025

Sannad kasta, aqoon isweedaarsi Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee qaas ah ayaa la siiyaa daryeel bixiyeyaasha ka qayb gala SEIU 775 Convention & Leadership Conference. Sanadkan, Shawn Latham iyo Vickie Horschel waxay ka soo bandhigayaan Bixinta Daryeelka iyadoo loo marayo Aragtiyaha U Doodista iyo Xuquuqaha

Hel nuqul onleen oo ah bandhigga si aad wax uga barato xuquuqda dadka naafada ah, u doodista, iyo sida loo dhiso xiriir shaqo oo ixtiraam leh oo u dhexeeya bixiyaha daryeelka iyo macaamilka.

Guji halkan si aad usoo dejiso bandhigga:

Xusuusnow, dhammaan bixiyeyaasha daryeelka hadda waa ay iska diiwaangelin karaan CE-yada onleenka ahaan iyagoo galaya Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha)!!

Koorsooyinka CE waa fursad aad ku balaadhin karto xirfadahaaga oo aadna ku sahamin karto mawduucyada sida aadka ah ugu habboon baahiyaha macaamiishaada. Haddii aadan lahayn shuruud CE, geli akoonkaaga oo tag Learning Library si aad CE-yada bilaashka ah u qaadato.

Sahanka Mawduucyada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)

Nala wadaag fikradahaaga ku aadan macduucyada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee mustaqbalka ee suurtogalka ah! Ra'iyagaaga ku aadan aqoonsashada koorsooyinka yeelan doona faa'iidada ugu badan waa muhiim waana la qiimeeyaa.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.