Siyaabada aad Ku heli karto Fariinada Iimaylada Waxbarashada 

 Aaladaha iimaylada qaar, sida Gmail, waxay ku shandeysaa galka “spam” iimaylada ay soo dirto SEIU 775 Benefits GroupMadaama iimayladan ay la xiriiraan tababarkaaga ee qasabka ah, waa muhiim inaad ku darto SEIU 775 Benefits Group Buug Ciwaaneedkaaga oo hubi inaad eegto galkaaga “spam” si aad ooga fiiriso iimaylada gala halkaas.  

 

Ku darista SEIU 775 Benefits Group Address Book (Buug Ciwaaneedkaaga) 

Wadada ugu wanaagsan ee aad ku xaqiijin karto inaad hesho iimaylada ku saabsan tababaradaada waa inaad ku darto SEIU 775 Benefits Group Bugaaga Ciwaanka. Raac tallaabooyinka iyo tallooyinka hoose si aad u samayso tan: 

  1. Gal aaladaada iimaylka (Gmail, Yahoo, iwm.). 
  2. Aad Buugaaga Ciwaanka ama Qaybta Contacts (Xiriirada) 
  3. Mar haddii aad gasho Buugaaga Ciwaanka, buuxi foom cusub oo aad galinayso SEIU 775 Benefits Group. Qaybta iimaylka ee xiriirka, ku dar mrc@myseiubenefits.org. 
  4. Sii wad inaad ka fiiriso galkaaga “Spam” iimaylada SEIU 775 Benefits Group. Haddii aad ka hesho iimayl galkaaga “Spam”, raac tilaabooyinka soo socdo. 

Hel tilmaamooyin is xig-xiga oo ku saabsan sida looga saaro fariimada iimaylada galalka “Spam” aaladaha iimaylada qaar: 

 

Ka saarista iimaylada SEIU 775 Benefits Group Galalka “Spam” 

Haddii aad ka hesho iimayl galkaaga “spam” oo ka socda SEIU 775 Benefits Group, raac tallaabooyinkan si aad u xaqiijiso inaad hesho iimaylada muhiimka ah: 

  1. Gal aaladahaaga iimaylka. 
  2. Raadi galkaaga “Spam” oo fur iimaylka ka socda SEIU 775 Benefits Group 
  3. Fur iimaylka oo raadi dooqa aad ku sixi karo “Not Spam” ama “Safe”. 

Ku wan soo socda waa tilmaamooyin is xig-xiga oo ku saabsan sida looga saaro fariimada iimaylada galalka “Spam” aaladaha iimaylada qaar: 

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.