Learning Library 

Tusmada Isticmaalaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha)

  • Guji batoonka shaqada si aad u aragto tilmaamaha.
  • Guji dhibcaha si aad ugu kala wado sawirada dhexdooda.
  • Guji batoonka shaqada si aad u aragto tilmaamaha.
  • Jiid si aad ugu kala wado sawirada dhexdooda.

Koorsooyinka Continuing Education (CE, Waxbarashadda Dadka Wawayn) ee Learning Library waa dheef ikhtiyaari ah oo ay helayaan daryeel bixiyaasha aan haysan shardiga CE.

Tusmadaan ayaa ku tusaysa gelitaanka ciwaankaaga, isdiiwaan gelinta iyo dhamaystirka Koorsooyinka Learning Library. Haddii aad u baahan tahay caawimaad ku aadan shuruudaha nidaamka ama maareynta borofaylkaaga iyo dookhyada luuqada booqo tusmada bilaabida.

Si aad u gasho koontadaada markii koobaad ama aad u badesho baasweerkaaga, waxaad u baahan tahay inaad taqaano aqoonsigaaga (ID) ardayga ee 12-ka god ah si aad u gasho. Haddii aadan aqoon, wac 1-866-371-3200 ama iimeyl u dir mrc@myseiubenefits.org.

  1. Aad caregiverlearning.org oo guji Xiriiriyaha Dib-u-deji baasweerkaaga .
  2. Geli aqoonsiga (ID) ardaygaaga kadibna guji badhanka Dir Linkiga Dib-u-hagaajinta.
  3. Waxaa laguu soo diri doonaa iimeyl ciwaankiisu yahay “New Password (Baasweer Cusub)”. Guji xiriiriyaha ku jira iimeylka.
  4. Geli oo xaqiiji baasweerkaaga cusub oo guji Badel Baasweerkaaga.
  5. Guji lifaaqa Sign In si laguugu qaado bogga gelitaanka. Geli aqoonsigaaga Ardayda 12-ka god ah iyo baasweerka cusub kadibna guji batoonka Sign In.

Haddii ay tahay markii koobaad ee aad gelayso waxaad u baahan tahay inaad akhrido aadna aqbasho Shuruudaha Heshiiska adoo tigsaaraaya bokiska kadibna gujinaaya batoonka I Agree (Waan aqbalay).

  1. Guji astaanta meenuga
  2. Dooro Bogga Find Courses (Hel Koorsooyinka).
  3. Adeegso miiraha si aad u doorato luuqada aad doorbideyso.
    • Guji calaamada miiraha.
    • Guji liiska luuqadaha soo baxaaya.
    • Dooro luuqadaada.
    • Guji X si aad u xirto bogga miiraha.
  4. Waxaad sidoo kale gujin kartaa calaamada baarista si aad u hesho mawduucyo ku quseeya.
  5. Guji koorso si aad u aragto bogga faahfaahinta koorsada.
  6. Guji batoonka Enroll (Diiwaan geli) si aad u diiwaan geliso koorsada.

Si aad u aragto koorsooyinka diyaar u ah in dib loo qaato oo aad iska diiwaangeliso:
Koorsooyinka la dhammeystiray 90-kii maalmood ee la soo dhaafay dib looma qaadan karo.
Haddii aad rabto inaad isku diiwaangeliso in ka badan 4 koorso, ku celi tillaabooyinka. 

  1. Tag bogga Dib ugu Laabo Koorsooyinka :
  2. Dib u eeg oo dooro koorsooyinka:
    • Calaamadee sanduuqa koorso kasta oo aad rabto inaad dib u qaadato.
    • Kadibna dooro badhanka Bulk Re-enroll.  
  3. Xaqiiji Doorashada:
    • Dib u eeg xaqiijinta muujinaysa koorsooyinka la doortay.
    • Dooro OK si aad u dhammaystirto isdiiwaangelinta.

Waxaad arki kartaa koorsooyinka aad ka diiwaan gashan tahay oo ku jira bogaaga hore. Waxaad arkaysaa boggaan marka koobaad ee aad gasho waadna ku laaban kartaa marka aad doonto adoo gurinaaya calaamada guriga u eg ee qaybta kore ee shaashada.

Qaybta My Courses (Koorsooyinkayga) waxaad:

  • Ku arki kartaa koorsooyinka aad wado aadan bilaabin iyo kuwa aad dhamaysay.
  • Guji Koorsada aad jeclaan lahayd inaad billoowdo ama sii wado.

Learning Library ayaa fududaysa inaad wax barato marka aad firaaqo u hesho, marka aad ku qanacdo. Waad joojin kartaa kadibna waad ku soo laaban kartaa koorsada markii aad doonto.

  1. Bogga hore, guji koorso si aad u furto bogga casharka koorsada.
  2. Guji Begin (batooka Biloow) ama Resume button (Sii Wad) kadibna raac tilmaamaha.

Koorsooyinka ayaa caadiyan ku biloowda qiimeyn hordhac ah si loo ogaado waxa aad taqaano waxayna ku dhammaadaan qiimeynta koorsada kadib. Nidaamka ayaa kugu hagi doona qiimeynada iyo cashar kasta.

Marka laga imaado inaad awoodo inaad billoowdo ama sii wado koorsada oonleenka ah waxaad arki kartaa:

  • Heerka meesha aad mareyso ama meesha ay hadda kuu joogto koorsadu. 
  • Qeexitaanka koorsada, Xogaha iyo khayraadka koorsada oo laga helo qaybta hoose ee bogga. Xogaha ayaa loo baahan yahay si loo dhameystiro koorsadada iyo khayraadkuna waa ikhtiyaari laakiin wuxuu noqon karaa wax ku ool.
  1. Bogaaga koobaad guji koorsada aad dooneyso inaad ka baxdo.
  2. Bogga koorsada guji sadexda dhibcood ee ku yaala geeska kore ee midig.  
  3. Guji Unenroll (Ka bax diiwaan gelinta) oo ku jirta qaybaha hoos kasoo baxaaya.
  4. Bogga soo boodaya, guji Uneneroll.

Hadda waa lagaa saaray koorsada. Guji calaamada guriga u eg ee geeska midig ee kore si aad ugu laabato bogga hore. 

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.