Dheefooyinka hawlgabnimada Wanaagsan ee Daryeel bixiyaasha

Ku hel Lacago Badan Hawlgabnimada 

Warar u wanaagsan daryeel bixiyaasha Dheefooyinkaaga hawlgabnimada way kordheen markale! 

Laga bilaabo Luulyo 1, 2024, daryeel bixiyaasha khibradda badan leh hadda waxay heli karaan ilaa $1.20 saacad kasta oo ay shaqeyan waxana lagu shubi donaa akoontadooda Secure Retirement Plan (SRP, Qorshaha Hawlgabnimada ee Sugan). Dhaqaalahan waxaa soo uruuriyay shaqa bixiyahaaga, si waafaqsan Heshiiskaada Gorgortanka Wadajirka ah (CBA).* 

Daryeel bixiye ahaan oo kunool gobolka Washington, waxaad helaysaa qorsha hawlgabnimo kaas oo ah midkiisa ugu horeeya dalka oo dhan. Iyo, lacagahaaga hawlgabnimada aad ayeey kor ugu kacday. Tan iyo markii SRP ay bilaabmatay, lacagaha uu bixinaayo shaqa bixiyahaaga waxay kor u kacday 420%  

Dhaqaalaha akoonkaaga soo galaanwaxaa 100% bixiya shaqa bixiyahaaga; ma jiraan wax lacag ah oo ka imaanaya munshaarkaaga.  

Marka laga soo tago lacago hawlgabnimo oo badan oo lagu shubo akoonkaaga, waxaad heli dontaa agabyo hawlgabnimo iyo maarayn lacageed oo aad ku mutaysan karto abaal marin, kuwaas oo si qaas ah loogu hagaajiyay daryeel bixiyaasha. Boggaga websaydyada ee Maraynta Lacagta Daryeel bixiyaha iyo Qorshaynta Maaliyadeed labaduba waxa sidaan macluumaadyo muhiim ah kuwaas oo ka agabtiraayo inaad u diyaar garowdo dhan maaliyadeed iyo dhan hawlgabnimo. Waxaa sido kale gali kartaa ICanRetire, oo ay ku jiraan tijaabooyin, maqallo iyo kuwa badan oo ka caawin kara inaad samaysato qorshe. 

Dheefoooyinkan waxay muujinayaan in shaqadaada la qiimeeyo oo ay tahay sabab wanaagsan oo aad ku sii wado shaqada daryeel bixiye ahaan. Waxay kaa caawinaysaa inaad u kaydsato lacag badan xiliga hawlgabnimnada marka laga reebo kaydka hawlgabkaaga shakhsiyadeed. Inta badan ee aad shaqeyso, wax badan oo aad u kaydsato hawlgabka iyada oo aan wax lacag ah ka soo bixin jeegaaga mushaharka! 

 

Baar Akoonkaaga oo Arag Kaydmahaaga! 

Waxaad arki kartaa inta lacag ah ee aad kaydsatay. Ka gal akoonkaaga hawlgabnimada websaydka lagu macaaboRetirement: My Plan. 

  • Eeg kaydmahaaga hawlgabnimada hadda ah 
  • Adeegso xisaabiyaha/kalkulaterka si aad u qiyaasto sida dheefahaaga hawlgabnimada ay noqon doonto mustaqbalka. 

*Khidmaha Lacagaha waxay ku kala duwan yihiin iyagoo ku salaysan shaqa bixiyahaaga iyo diwaan taarikheedka shaqada. Khidmadaha cusub ee lacagaha waxay ku dabaqmaan saacadaha uu shaqayey daryeel bixiyaha laga bilaabo kadib July 1, 2024 Fadlan eeg CBA-gaaga wixii macluumaad dheeri ah 

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.