Ogow Xulashooyinkaaga ee Basic Training (Tababarka Aasaasiga ah) 70

Isticmaal hagahan si uu kaaga caawiyo inaad doorato nooca Basic Training (Tababarka Aasaasiga) ah ee 70 ee kuu wanaagsan adiga!
Dheefaha Faya Qabka Shucuurta ee Daryeel Bixiyaasha
Bishaan Wacyi Gelinta Caafimaadka Dhimirka, baro 4 nooc oo kamid ah gunnooyinka aad helayso si u taageerto caafimaadkaaga shucuurta: ababka taleefanka casriga ah, taageero xirfadeed, tababarka faya qabka iyo khyaraadka oonlaynka ah.
Siyaabada aad Ku heli karto Fariinada Iimaylada Waxbarashada

Hel talooyin ku saabsan sida aad ku heli karto iimaylada muhiimka ah ee la xiriira tababarkaaga oo aad ka heleyso SEIU 775 Benefits Group.
Talooyinka Wanaagsan Maalinta Kugu Horeyso Goobta Shaqada

Haddii aad la kulmayso macmiilkaaga marka kugu horreyso ama aad bilaabayso inaad siiso daryeel qof aad horey u taqanay, talooyinkan ayaa ku caawin kara.
Daryeelka Headspace Care ee Daryeel Bixiyeyaasha
Daryeel bixiyeyaasha ayaa la xiriiri kara tababare khabiir ah adigoo adeegsanaya App-ka Headspace Care si aad u hesho talo iyo hagitaan ku saabsan dhimista walbahaarka, la socodka yoolasha nolosha iyo jimicsiga iyo helida dhiirigelin— dhammaan iyada oo loo marayo fariin-diritaano qoraal ah oo sugan.
What Training Do I Need?

Welcome to a community of tens of thousands of caregivers who are making a big difference for so many! Prepare for your career by learning which training you must complete to begin working as a caregiver.
Find Pain Relief with Digital Physical Therapy

If you’re struggling with joint and muscle pain and have healthcare coverage through SEIU 775 Benefits Group, you have access to physical therapy and digital tools including MedBridge and Hinge Health to help manage and ease your pain at no additional cost.
Caregiver Thankful for Affordable Healthcare Coverage

When Deborah M. learned she needed to have open heart surgery last spring, she knew she would be taken care of in her recovery. With a strong community of friends, family and church, as well as access to paid leave from her job, she felt blessed by the support in her life.
Ku Badi Lacagtaada Korsocod Culus

Fahmida korsocodka culus ayaa muhiim u ah qorsheynta hawlgabka. Korsocodka culus waxay ka caawini in lacagtaada ay kororto waqti ka dib, taas oo la micna ah lacag doolar ah ee aad maanta geliso kayd waxay ka qiima badantahay lacag doolar ah oo ad kaydisay ka dib m.alintaa sababtoo ah waxay waqti u heysataa inay kororto oo ay yeelato lacag dheeraad ah.
Mental Health Awareness Month

May is Mental Health Awareness Month and a great time to make sure you know about all the emotional wellbeing resources that are available to you. Getting help is important and you do not have to wait until things get bad before seeking support and guidance.