New In-Person Continuing Education Classes Available!

New in-person CE classes are available! Get hands-on training, real-time instructor support, and connect with peers. HCAs and VA Spouses/Domestic Partners can enroll to meet CE requirements. Sign up while spots are available!
Jadwalka Dhameystiran ee CE-da Shaqsi Ahaaneed ee Sanadka 2025 ayaa Hadda La Heli Karaa

Dhammaan fasallada CE-da shaqsi ahaaneed ee 2025 ayaa hadda la heli karaa si aad ikaga diiwaangeliso. Hel tababar gacan-ku-hayn ah, taageero macallinka oo toos ah, iyo xiriirinta asxaabta. Waxaa loo heli karaa HCA-yada ama Xaasaska/Lamanayaasha Guriga ee VA.
Continuing Education Courses that Count

SEIU 775 Benefits Group has released over 40 new Continuing Education (CE) courses informed by caregiver feedback. These courses focus on topics caregivers identified as essential to their work, including support for individuals with intellectual and developmental disabilities, as well as other complex care needs.
43 New Continuing Education Courses Now Available

Now available in the Caregiver Learning Center! Explore flexible, online courses designed around what matters most to caregivers—supporting client needs, building confidence, and caring for yourself while caring for others.
Qaabee Mustaqbalka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)

Soo dejiso bandhigga aqoon isweedaarsiga CE oo la wadaag waxa Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) aad jeclaan lahayd in mustaqbalka aad aragto.
Dhibcaha Amaahda oo La Fududeeyey

Sahmi sida dhibcaha amaahda u shaqeyso iyo sababta ay muhiim u tahay. Baro qodobada muhiimka ah, sida taariikhda lacag-bixinta iyo isticmaalka amaahda, oo hel talaabooyin wax ku ool ah oo lagu hagaajin karo dhibcahaaga amaahda.
Sida Bixiyeyaasha Daryeelka Uga Faa’iideysan Karaaan Secure Retirement Plan (Qorshaha Howlgabnimada Sugan, SRP)

Eeg sida Secure Retirement Plan (Qorshaha Howlgabnimada Sugan, SRP) u kaa caawinayo inaad dhisto keydin dhab ah oo lacag ah adigoo ka faa’iidaysanaya wax-ku-bixinta loo-shaqeeyaha uu bixiyo. Lacag lagama jarayo mushaharkaaga; akoonkaaga hawlgabku si toos ah ayuu u korayaa saacad kasta oo u-qalanta oo aad shaqeyso.
Fahamka iyo Maareynta Deynta

Ku kasbo xakamayn buuxda deymaha adigoo helaya hagid cad oo saaxiibtinimo leh: baro farqiga u dhexeeya deymaha la dammaanad qaaday iyo deynta aan la dammaanad qaadin, sida mudnaanta loo saaro dib u bixinada deymaha, iyo waxyaabo kale oo badan.
Shaqooyinka Daryeel Siinta oo lala Fududeeyay Carina

Raadi shaqooyin daryeel siin oo la jaanqaadaya xirfadahaaga, baahiyahaaga, iyo goobtaada adigoo adeegsanaya madasha shaqo ku beegidda fudud, degdegga, oo ammaanka ah ee Carina.
A Simple Guide to Budgeting

Managing your money doesn’t have to be overwhelming. A budget is a simple way to track your income, control your spending, and make the most of your money.