Fasalada Cusub ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee Qof Ahaanta Loo Xaadiro Heli Karaa!
Sahmi waxbarashada gacan-ku-haynta ah oo isku xidh daryeelayaal kale.
Casharrada qof ahaaneed waxay bixiyaan waxbarasho gacan-ku hayn ah oo jawi taageero ah leh halkaas oo aad ku weydiin karto su'aalo, aad ka heli karto hagitaan degdeg ah oo aad wax ku barato daryeelayaasha kale.
Fasalada waxay ku buuxsamaan si dhaqsi ah, isdiiwaangeli maanta!
Helitaanku waxaa laga yaabaa in lagu koobo deegaankaaga. Iska diiwaangeli Xarunta Waxbarashada Daryeel-bixiyeyaasha (Caregiver Learning Center) si aad booskaaga u sii qabsato una hubiso inaad buuxiso shuruudaha continuing education (waxbarashada joogtada ah (ce)).
Caafimaadka Araga
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro aasaaska qaab-dhismeedka isha iyo sida araggu u shaqeeyo, xaaladaha caadiga ah ee indhaha, iyo sida loo taageero macaamiisha si ay u ilaashadaan caafimaadka aragga, badqabka, iyo guud ahaan fayo-qabkooda.
Fahmida Xadgudubka Jinsiyada
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro adeegyada iyo ilaha taageerada caafimaadka shucuureed ee ku caawin kara marka aad la kulanto ama goob joog u noqoto cunsuriyad ama tacaddi ku salaysan isir.
Cudurka Parkinson
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro calaamadaha, astaamaha, heerarka uu cudurka Parkinson u kobco, iyo waxyaabaha kordhiya halista cudurka, iyo sida loo taageero macaamiisha dhinaca daaweynta, maaraynta astaamaha, iyo qabashada hawlaha nolol maalmeedka (ADLs).
Cudurka Kelyaha ee Daba-dheeraada iyo SEIU 775 Waqtiga Midowga
Dhibcaha: 3 saacadood
Baro sida looga hortago loona maareeyo cudurka kelyaha ee daba-dheeraada, oo ay ku jiraan calaamadaha, dhibaatooyinka ka dhasha, hababka daaweynta, iyo taageerada nafaqada.
Jadwalada fasallada oo ku salaysan luqadda:
Ingiriis
Agoosto 2026
Ellensburg
Lakewood
Raymond
Seattle
Shelton
Spokane
Vancouver
Sebteembar 2026
Clarkston
Kelso
Kent
Mount Vernon
Olympia
Oktoobar 2026
Aberdeen
Bellingham
Bremerton
Pasco
Port Angeles
Wenatchee
Noofambar 2026
Chehalis
Colville
Seattle
Spokane
Tacoma
Vancouver
Walla Walla
Diisambar 2026
Kelso
Moses Lake
Oak Harbor
Omak
Renton
Janaayo 2027
Everett
Richland
Yakima
Febraayo 2027
Ellensburg
Lakewood
Raymond
Seattle
Shelton
Spokane
Vancouver
Maarso 2027
Clarkston
Kelso
Kent
Lacey
Mount Vernon
Abriil 2027
Aberdeen
Bellingham
Bremerton
Everett
Pasco
Port Angeles
Wenatchee
Maay 2027
Chehalis
Colville
Lakewood
Seattle
Vancouver
Walla Walla
Juunyo 2027
Kelso
Kent
Moses Lake
Oak Harbor
Omak
Amxaar
Noofambar 2026
Seattle
Maay 2027
Seattle
Cantonese
Janaayo 2027
Seattle
Kuuriyaan
Sebteembar 2026
Lakewood
Janaayo 2027
Kent
Maarso 2027
Lakewood
Maay 2027
Everett
Luuqada Ruushka
Noofambar 2026
Everett
Kent
Spokane
Janaayo 2027
Vancouver
Maay 2027
Everett
Spokane
Juunyo 2027
Kent
Soomaali
Noofambar 2026
Kent
Maay 2027
Kent
Isbaanish
Janaayo 2027
Renton
Yakima
Febraayo 2027
Richland
Fitnaamiis
Noofambar 2026
Renton
Maay 2027
Renton
Jadwalladu way isbeddeli karaan Fadlan ka hubi Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) jadwalladii ugu dambeeyay ee la cusboonaysiiyay.
HCA-yada Caadiga ah iyo xaasaska/lammaanayaasha VA ayaa ka qayb geli karaan tababarrada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ee qof ahaanta loo xaadiro. Dhammaan bixiyeyaasha kale waxay Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) ku dhammaysan karaan onlayn.
Haddii aad hayad u shaqeeyso, la xiriir shaqo-bixiyahaaga ka hor intaadan isdiiwaangelin.
Ma u baahan tahay caawin?
- Isticmaalka Hagaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha) si aad u gasho oo aad isugu diiwaangeliso fasalada.
- Kala xidhiidh loo-shaqeeyahaaga wixii su'aalo ah oo ku saabsan shuruudaada tabbabarkaaga, wakhtigaaga kama dambayska ah , ama lacagta aad bixineyso.
- Haddii aad hayad u shaqeeyso, la xiriir shaqo-bixiyahaaga ka hor intaadan isdiiwaangelin.
- La xidhiidh Member Resource Center (Xarunta Macluumaadka ee Xubinka) si aad u hesho taageerada diiwaangelinta ama caawimaada luuqadda.


