Maqalka Epic

Adiga iyo carruurtaaduba waad heli kartaan tijaabada iyo latalinta sanadlaha ah iyo ilaa $3,000 oo qalabka maqalka ee dhagaysiga ah 36 dii biloodba mar.

60-maalmood oo tijaabo ah sameecadaha maqalka ee la qoro. 

3-sano damaanad ah* sameecadaha dhagaha ee la qoro, hagaajiyaan hal mar ama bedelka waxa waxyeeloobay.

Ilaa 50% qiimo dhimis ah sameecada dhagaha ee la qoro. 

Isku duwaan geli EPIC si aad u aragto gunooyinka maqalka iyo qiimaynta.
 
*Kharashka xirfadlaha ee hal mar si aad u dalbato.

Talaabada 1:
Ka Shaqaysii Gunooyinkaaga

La hadal EPIC 1-877-363-5638 ama gal si aad u xaqiijiso u qalankaaga oo aad uga shaqaysiiso gunooyinkaaga.. (Ka Tixraac Magaca Caymiska Maqalka:: SEIU 775 Benefits Group)

Talaabada 2:
Qabso Balan

Helitaanka bixiye waxaa ku jira dalada EPIC xirfadalayaal haysta shahaado maqalka oo laga qabsan karo balan shaybaadhka maqalka oo lagala tashan karo si loogala hadlo ikhtiyaarada sameecadaha dhagaha iyo baahiyaha.. 

Talaabada 3:
Waxaad Heli Kartaa Sameecadaha

Balanta laguugu gelinayo waxa aad heli doontaa sameecadahaaga cusub oo waxa aad qabsan kartaa 3 balamood oo daba socodka ah* sanadka kowaad sida loogu baahdo.

*Teknooloojiyada silfer ee sameecadaha waxay ku kooban tahay 1 booqasho daba socod sanadka kowaad oo dhan.

Adeega Macmiilka Daryeelka Caafimaadka ee EPIC

1-877-363-5638

kaalmada luuqada ayaa la heli karaa.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.