New In-Person Continuing Education Classes Available!

New in-person CE classes are available! Get hands-on training, real-time instructor support, and connect with peers. HCAs and VA Spouses/Domestic Partners can enroll to meet CE requirements. Sign up while spots are available!
Jadwalka Dhameystiran ee CE-da Shaqsi Ahaaneed ee Sanadka 2025 ayaa Hadda La Heli Karaa

Dhammaan fasallada CE-da shaqsi ahaaneed ee 2025 ayaa hadda la heli karaa si aad ikaga diiwaangeliso. Hel tababar gacan-ku-hayn ah, taageero macallinka oo toos ah, iyo xiriirinta asxaabta. Waxaa loo heli karaa HCA-yada ama Xaasaska/Lamanayaasha Guriga ee VA.
Continuing Education Courses that Count

SEIU 775 Benefits Group has released over 40 new Continuing Education (CE) courses informed by caregiver feedback. These courses focus on topics caregivers identified as essential to their work, including support for individuals with intellectual and developmental disabilities, as well as other complex care needs.
43 New Continuing Education Courses Now Available

Now available in the Caregiver Learning Center! Explore flexible, online courses designed around what matters most to caregivers—supporting client needs, building confidence, and caring for yourself while caring for others.
Qaabee Mustaqbalka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)

Soo dejiso bandhigga aqoon isweedaarsiga CE oo la wadaag waxa Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) aad jeclaan lahayd in mustaqbalka aad aragto.
Take Your Care Further with Advanced Training

Strengthen your essential caregiving interpersonal skills through Advanced Training!
Ku hormari Xirfadahaaga Koorsooyin Onleen ah oo Cusub

Ku hormari shaqadaada daryeel bixinta 6 koorso oo bilaash ah oo dabacsan. Kobci xirfadahaaga, buuxi shuruudaha tababarka, oo si xirfad leh u kor—billow maanta!
Raadi Fasalada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)). ee Qof-ka-Qofka ah ee Kuugu Dhaw!

Fasalada CE-da shaqsi ahaaneed waxay bixiyaan tababar gacan-ku-hayn ah, taageero macallinka oo toos ah, iyo xiriirinta asxaabta. Haddii aad tahay Xaas/Lamaane Gurijoog HCA ama VA ah, waad iska diiwaan gelin kartaa si aad u buuxiso shuruudahaaga CE. Isdiiwaangeli inta boosaska la heli karo!
Soo Bandhigida Learning Library

Sideed ugu diyaargarowdaa xaalad kasta oo timaada? Adiga oo kor u qaadaya xirfadahaaga, aqoontaada, iyo kalsoonidaada iyada oo loo marayo koorsooyinka Waxbarashada Joogtada ah. Haddii aadan haysan shuruuda Waxbarashada Joogta ah (Continuing Education, CE), waxaad heli kartaa koorsooyin kala duwan oo laga heli karo Learning Library.
Get a Copy of the 2024 CE Workshop Presentation

Get the CE workshop presentation for the 2024 Convention Leadership Conference.