Guji dhibcaha si aad ugu kala wado sawirada dhexdooda.
Jiid si aad ugu kala wado sawirada dhexdooda.
Haddii aad ku cusub tahay Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), ku bilow Tusmada Bilaabida si aad u barato sida loo galo akoonkaaga, bogagga loo dhex socdo, iyo sida loo maamulo wajahadaada.
Si aad u samayso Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 9, waa inaad isdiiwaan gelisaa oo aad samaysaa Qorshaha Waxbarashada, kaasoo ay ku jiraan 4 saacadood oo ah koorsooyonka aasaasiga ah iyo 5 saacadood oo koorsooyinka la doorto ee onlaynka. Waxaad dooran kartaa koorsooyinka ikhtiyaariga ah ee inta badan quseeya adiga iyo baahiyaha dadka aad daryeesho.
Qorshaha Waxbarashada ku jira koorsooyinkaaga muhiimka ah ee aad u baahan tahay inaad samayso.
Kadib marka aad iska diiwaan geliso Qorshaha Waxbarashada, waxaad u baahan tahay inaad iska diiwaan geliso 5 saacadood oo koorsooyinka ikhtiyaariga ah.
Si aad u aragto koorsooyinka Kuu diiwaan gashan tag bogaaga hore kadibna hoos ugu dego qaybta Koorsooyinka Diiwaan Gashan si aad u aragto koorsooyinkaaga diiwaan gashan iyo Qorshaha Waxbarashada.
Bog kasta oo koorsada kamid ah ayaa muujinaaya hormarkaaga waxaana ku jira qeexitaanka koorsada iyo agabka aad soo degsan karto oo ku jira salka hoose ee bogga. Waad joojin kartaa koorsooyinka oonlaynka ah (xir bogga) oo ku soo laabo marka aad doonto.
Inta badan koorsooyinka oonlaynka ah ayaa ku biloowda imtaxaan hordhac ah si loo hubiyo waxa aad horay u taqaanay waxayna ku dhammaadaan imtaxaanka koorsada kadib si loo hubiyo waxa aad baratay. Koorsadaada ayaa dhameystiran kadib marka aad dhamayso imtaxaanka koorsada kadib.
Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha
Gal Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha si aad isaga diiwaangeliso tababarka oo aadna koorsooyinka ugu qaadato si onlayn ah. Baro sida loo sameysto gelitaan si aad u bilowdo.
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah ee Xarunteena Macluumaadka Xubinka oona sahmi fursadahaaga taageerada waxbarashada iyo luqadda.
Gal si aad u aragto u-qalmitaankaaga ama u maamusho dheefaha caafimaadkaaga ama aad barato sida loo sameysto akoon.
Hel Taageerada Dheefaha Caafimaadka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha caafimaadkaaga.
Gal si aad u aragto hadhaagaaga oo aadna u maamusho dheeftaada hawlgabka. Sameyso akoon.
Hel Taageerada Qorshaha Ceymiska ee Hawlgabka
U hel jawaabo su’aalaha caamka ah oo sahmi xulashooyinka taageerada dheefaha hawlgabka.
Ka hel hagida iyo taageerada Tabbabarka Aasaasiga Ah iyo isku diyaarinta noqoshada Kaaliyaha Daryeel-bixiyaha Guriga ee shahaada haysta.
Bilaabida ka Daryeel Bixiye ahaan
Hel talooyin ku saabsan u tababarashada guul-gaarida, hagitaan ku saabsan tababbarka aad u baahan tahay si aad u bilowdo shaqada oo aad barato goorta aad heli karto dheefahaada daryeel bixiye.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.
The MRC will reopen on November 12.
Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.
Get help online:
If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2.
Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.
Get help online:
The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.
Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.
If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10.
Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.