Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 7

Hagaha Isticmaalaha Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha)

  • Dul istaaji muuskaaga sawirka si aad u joojiso.
  • Guji dhibcaha si aad ugu kala wado sawirada dhexdooda.
  • Taabo sawir si aad u joojiso.
  • Jiid si aad ugu kala wado sawirada dhexdooda.

Kahor Inta aadan Bilaabin

Haddii aad ku cusub tahay Caregiver Learning Center (Xarunta Waxbarashada Daryeel Bixiyaha), ku bilow Tusmada Bilaabida si aad u barato sida loo galo akoonkaaga, bogagga loo dhex socdo, iyo sida loo maamulo wajahadaada.

Si aad u dhammaystirto basic training (tababarkaaga aasaasiga ah), waxaad u baahan doontaa inaad: 

  • Iska Diiwaangeli Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 7
  • Soo dejiso oo buuxiso su'aalo-waydiimada. 
  • Soo dejiso buug-yarahaaga dijitaalka ah.
  • Ka qaybgasho oo si firfircoon uga qaybqaadato 2 kulan aqoon isweedaarsi oo onleen ah.
  1. Marka aad gasho, guji batoonka Enroll (Isdiiwaan geli).
  2. Waxaad arki doontaa guudmarkaaga Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 7.
  3. Hoos u rog qaybta Diiwaangelinta oo guji Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 7, v2.0.
  4. Hoos u rog si aad u hesho taariikhda bilowga ee aad doorbidayso. Si aad u aragto jadwalka labada cashar ee aqoon koorarsiga onleenka ah, guji badhanka View All Class Series .
  5. Guji badhanka Enroll ee taxanaha fasalka ee aad rabto inaad iska diiwaan geliso.
  6. Guji badhanka Enroll sanduuqa soo booda si aad u xaqiijiso diiwaangelintaada. 
  7. Guji badhanka OK sanduuqa mscluumaadka si aad u xaqiijiso diiwaangelintaada.
  8. Guji home icon si aad ugu laabato boggaaga hore.

Guji astaanta meenuga kadibna dooro bogga Jadwalkayga (Schedule).

  • Waxaad arki doontaa liisaska koorsooyinka aad iska diiwaangelisay bishaan hadda lagu jiro.
  • Hoos u deg si aad u aragto fasalo badan oo kujira bishaas ama isticmaal falaaraha si aad u doorato bil kale.

Guji koorso si aad u aragto bogga koowaad iyo faahfaahinta koorsada. Hoos ka eeg tilmaamayaal dheeraad ah si aad u gasho xiriirkaaga Zoom ee Aqoon Koorarsiga onleenka ah.

Si aad u isticmaasho Zoom waxaad u baahan doontaa inaad haysato:

  • Kumbuyuutar, taableet ama taleefoon casri ah oo leh awooda maqalka iyo muuqaalka.
  • WiFi la isku haleyn karo ama khad interneet. Eeg interneetkaaga kahor fasalkaaga, waa in khadku kuu fududeyn karo inuu muuqaal oonleen ah kasoo gasho. 

Si aad usoo degsato Zoom:
Booqo zoom.us/download oo soo degso nooca ku habboon aaladaada. Waxaad macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sida loosoo degsado loona xawisho Zoom ka heli kartaa halkan.


Haddii aad ku cusub tahay Zoom:
Lifaaqyadaan waxay ku tusinayaan sida cilada looga saaro muuqaalkaaga iyo maqalkaaga, sida loo isticmaalo qaybta wada sheekeysiga loona badelo dookhyada borofaylkaaga.

Bilaabida isticmaalida Zoom

Muuqaalka, maqalka iyo astaamaha wada sheekeysiga ee Zoom

 

Raac tilmaamaha kor ku xusan si aad u tagto bogga koorsada aad rabto inaad dib u jadwaleyso.

  1. Guji calaamada isticmaalaha oo ku taala geeska kore ee midig ee bogga koorsada.
  2. Qaybta Iska diiwaan geli xiisadaan , guji falaarta hoose si aad u aragto dookhyadaada.
  3. Guji casharka koorsada aad dooneyso inaad u wareegto.  
  4. Guji badhanka Confirm (Xaqiiji).

Kadib marka aad xaqiijiso isbadelka, bogga ayaa dib u kacaaya asagoo ku tusaaya xogta cusub ee jadwalka.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.