Fahanka Dhiigkarka

Dhiigkarka ayaa dhaca marka awooda dhiiga ku dhacaaya gidaarada halbowleyaasha dhiiga uu yahay mid aad u sareeya markasta, taasoo keenaysa khataro caafimaad oo imaan kara sida cudurka wadnaha. Waa muhiim in lala socdo lana maareeyo xanuunka ayadoo isbadello lagu sameynaayo qaab nololeedka sida cunto dheelitiran, jimicsi, iyo yareynta walwalka.
5 Hab oo Fudud Oo Loo Maareeyo Dhiig Karkaaga

Haddii aad raadinayso inaad kordhiso dhaqdhaqaaqaaga ama heerka jir-dhiska, badasho caadooyinkaaga ama aad dhinto walbahaarka, caymiskaaga waxaa kamid ah tababarka fayo-qabka, daawaynta jir ahaaneed, heshiisyada jir-dhiska iyo talooyinka qaab nololeedka kharash yar iyo kuwa lacag la'aan ah.