Tababarka Shaqo & Badqabka (O&S) waxay ku siinaysaa xirfadaha badbaadada aasaasiga ah ka hor inta aanad bilaabin daryeelka macmiilkaaga.

Koorsadu waxay ku bari doontaa xirfadaha soo socda:

  • Waxa laga filayo in aad noqoto daryeel bixiye.
  • Sida loo maareeyo xaaladaha degdega ah.
  • Sida loo joojiyo fiditaanka cudurrada faafa.
  • Sida looga hortago shilalka iyo dhaawacyada.

Adeeg Bixiyeyaasha Shaqsiyadeed (IP-yada):

Fadlan la xidhiidha Consumer Direct Care Network Washington (CDWA) si aad u heshaan macluumaadka sida loo dhameystiro O&S.

Adeeg Bixiyeyaasha Hay’ada (AP-yada):

Fadlan la xidhiidha loo-shaqeeyihiina si aad u heshaan tilmaamaha sida loo dhameystiro O&S.

 

*Haddii aad horay u sameysay tabbabarkan ama aad shahaado haysato, waxaa laga yaaba inaadan u baahanin inaad samayso tabbabarka O&S. Waxaad la xidhiidhi kartaa loo-shaqeeyahaaga si aad u ogaato haddii aad u baahan tahay inaad bogto O&S.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.