Ku yaray Daymahaaga adigoo adeegsanaya Daboolista Caymiska

Marka sicir bararka uu sara maro oo heerka lacaga dulsaarka ah bataan, helitaanka xasillooni maaliyadeed waxay noqon kartaa mid adag. Hal dariiqo oo aad naftaada uga badbaadin karto marka ay dhacdo xaaladaha degdegga ah oo aad uga yarayn karto deynta ka dhalata lacagaha dulsaarka ah oo aad u badan waa caymis wanaagsan.

Caymiska wuxuu ka caawinaya inuu ka ilaaliyo kharashadyada lama filaanka ah kaliya adiga oo bixinaya qadar lacageed oo yar si joogta ah. Haddii waxyaabo xun kugu dhacaan, sida shil ama khasaaro hantiyadeed, shirkadda caymiska ayaa ka caawin doonta daboolista kharashaadyada, sidaa darteed uma baahnid inaad bixiso kharashaadyada kaligaada.

Caymiska waxay ka caawin kartaa yaraynta walbahaarka kharashaadyada lacagata dulsaarka ah siyaabo kala duwan:

  • Ilaalinta Xaaladaha Degdega ah: Caymiska wuxuu dabolaa kharashyada lama filaanka ah, sida kharashaadyada caafimaadka ama dayactirka baabuurka, markaa uma baahnid inaad adeegsat kaararka deynta dulsaarka sare ama deynta haddii ay wax qaldamaan.
  • Walbahaar yar, Ammaan badan: Caymiska, waxaad halis yar ugu jirtaa culeysyada maaliyadeed ee shilalka ama masiibooyinka, taasoo la micno ah walwal yar oo ka walwalsan lacagta.
  • Heshiisyo Wanaagsan: Amaah bixiyayaasha caymisku waxay dadka caymisku haystaan u arkaan in ay yihiin kuwa khatar yar ku jira, taas oo macnaheedu noqon karo hoos u dhigida heerka dulsaarka amaahda haddii aad mid u baahan tahay oo aad lacag badan ku badbaadiso mustaqbalka fog.

Caymiska wanaagsani wuxuu ku saabsan yahay nabada maskaxdeed wuxuuna kaa caawin karaa inaad ahaato qof amni qaba marka lacagaha dulsaarka ah ay aad u sarreeyaan oo aad rabto inaad yarayso deynta. Haddi ay tahay guri kiraysasho, xawayaanka rabaayada ah, caafimaadka, ilkaha ama gaarigaaga, caymisku waxa uu ku yimaadaa xulashooyin badanka imanaya bixiyayaasha kala duwan.

Waa masuuliyadaada inaad eegis ku samayso xulashooyinkan oo aad hesho caymis ku habboon baahiyahaaga shakhsiyadeed iyo heerka raaxada. Inta eegayso ikhtiyaradaada caymiska, waxaad wax badan ka ogaan kartaa xulashooyinka caymisyada kala duwan oo waxaad ka fogaan kartaa khiyaamooyinka iman kara adoo ka hubinaya xaaladdooda Better Business Bureau.

 

Daryeel bixiye ahaan, waxaad heli kartaa qiimo jaban, caymis daryeel caafimaad oo tayo sare leh yada oo loo marayo SEIU 775 Benefits Group!*

Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka) waa Luuliyo 1-20. Haddii aadan horey ugu jirin caymiska, waxaad codsan kartaa dheefaha caafimaadka shakhsiyadeed, daryeelka ilkaha iyo dawo qorista oo ah $25 bishii. Caymisku wuxuu kaa caawin karaa inaad ka badbaado xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka wuxuuna yareyn karaa kharashaadka aanad filayn ee adiga kugu soo gala.   

* Daryeel bixiyayaasha hawlgabka ah xaq uma laha inay helaan caymiska caafimaadka ee Benefits Group, waxayna leeyihiin fursado caymis oo kala duwan. Ka fiiri Washington Health Plan Findersi aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan caymiska caafimaadka ee gobolka Washington.

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.