Daryeelka Headspace Care ee Daryeel Bixiyeyaasha

Headspace waa taageerada caafimaadka dhimirka ee maalin kasta, laga bilaabo nasinta maskaxda iyo jirka ilaa kulannada qof iyo qofka ah ee aad la yeelanayso tababareyaasha iyo dhakhaatiirta caafimaadka. Headspace ayaa bixisa daryeelka qarsoodiga ah, ee degdega ah si ay kuugu hagto caqabadaha nolosha.

Headspace ayaa kuu sahlaysa inaad hesho

Dejinta niyada iyo jirka
Inaad hesho adeegyada aan xadidnayn ee dhammaan maktabada Headspace.
  • Inaad aragto boqolaalka jimicsi ee la hagaayo ee dejinta jirka, hurdada, diirada, dhaqdhaqaaqa
  • Akhri koorsooyinka la hagaayo marka aad wakhti u hesho adoo helaaya mawduucyada sida maaraynta walaaca, hurdada, ka gudbida murugta, iyo waxyaabo kale.
 
Tababarka caafimaadka dhimirka
Ku xirnoow tababare aad keligaa helayso adoo adeegsanaaya wada sheekaysiga fariin qoraalka gaarka ah. 
  • Mudeyso wakhti aad kula hadlayso tababare si aad ugu wada shaqeysaan qaab joogto ah ama si aad uga hesho taageero markaas uun, waad helaysaa marka aad u baahan tahay.
  • Hel taageero iyo tusmo si ay kaaga caawiso arimaha xiriirka, hurdada, wax soo saarka, xirfada, kalsoonida, cabashada, shaqsiyada iyo waxyaabo kale.
 
 
Khayraadka shaqada iyo nolosha
Hel khayraadka qarsoodiga ah, muuqda ee wakhtiga kuu badbaadinaaya oo ka caawinaaya adiga iyo qoyskaaga inaad xal u heshaan caqabadaha maalin kasta.
  • Helitaanka taleefanka aad wacayso 24/7 ee aad ka helayso taageerada talo bixinta, kugu xiraaya khayraadka maxaliga ah, ama haddii aad ku jirto dhibaato.
  • Webseedka shaqada iyo nolosha oo aad ka helayso kumanaan farqadood iyo khayraad ku taageeraaya shaqsiyan iyo xirfad ahaanba.

 

Sida la isku diiwaan gasho

Kadib marka aad soo degsato Abka Headspace Care, raac tilmaamaha, adoo xaqiijinaaya inaad doorato “My Organization (Ururkayga).” Waxaad intaas kadib u tagaysaa shaashad kaa codsanaysa inaad gasho xogtaada qorshaha caafimaadka si aad u xaqiijiso u qalmidaada. Xogtaan waxaa ku jira:

Wali dhibaato ma ku qabtaa? Fadlan la xiriir Taageerada Macaamiisha oo aad ka helayso abka, ama iimeel ugudir caresupport@headspace.com.

Waa sida shabakada la balaarshay ee taageerada...qof kasta waa inuu soo degsadaa abkaan!

Add Your Heading Text Here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur. Excepteur sint occaecat cupidatat non proident, sunt in culpa qui officia deserunt mollit anim id est laborum.

Member Resource Center (MRC) will be closed from December 24 – January 1.

If you have questions about enrolling or completing your training, contact the MRC before they are closed. The MRC will reopen on January 2. 

Note: Contact your employer for questions about your training requirement, pay or deadline.

Get help online:

Caregiver Learning Center System Access 

The Caregiver Learning Center cannot be accessed at caregiverlearning.org. Please use seiu775bg.docebosaas.com to access your training.

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo ra'yigaaga qiimaha leh!

Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga waxbarashada. Wax ka akhri koorsooyinka cusub ee onleenka ah ee Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ama sahmi noocyada taageeradaada waxbarashada.

Caregiver Learning Center System Maintenance

June 6 (Thursday) – June 10 (Monday)

You can log in, enroll and take your training in the Caregiver Learning Center during this time. 

If you complete training during the System Maintenance, it will be sent to your employer after June 10. 

Please contact your employer if you have questions about your training requirement, deadline or payment.