- Learning
Qaabee Mustaqbalka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)
Sahanka Mawduucyada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn)
Nala wadaag doorbiditaanadaada ku aadan macduucyada Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ee mustaqbalka ee suurtogalka ah! Ra'iyagaaga ku aadan aqoonsashada koorsooyinka yeelan doona faa'iidada ugu badan waa muhiim waana la qiimeeyaa.
Fadlan dooro koorsooyinka Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn) ee aad xiiiseynayso ee mawduuc kasta oo hoose. Waxaad dooran kartaa hal ka badan.


