- Learning
What Training Do I Need?
Welcome to a community of tens of thousands of caregivers who are making a big difference for so many! Prepare for your career by learning which training you must complete to begin working as a caregiver. Your training that will help you give high-quality care to your client or loved one.
Learn about your unique training requirements by your provider type.
Nooca Adeeg Bixiyaha | Baraarugga & Badqabka | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) | Waa Waajib Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) | Ikhtyaar Weeye Continuing Education (Waxbarashadda Dadka Wawayn (CE)) |
|---|---|---|---|---|
La dhamaystirto kahor inta aan daryeelka la bixin. | Lagu dhameeyo mudada ay ku eeg tahay. | 12 saacadood ayaa sanadkii loo baahan yahay. | Tabbabar onleyn ah oo ikhtiyaar ah. | |
Caawiyaha Daryeelka Guriga ee Caadiga ah (HCA) Daryeel bixiyaal daryeela macaamiisha, si wakhti dhiman ama waqti buuxa ah. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 70 | |||
Daryeel Bixiyeyaasha Carruurta Qaangaarka ah Daryeelayaasha daryeela bukaan, waxaa kamid ah ay leeyihiin xidhiidh guur ama lamaane wada nool ahaan. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 30 | |||
Adeeg-bixiyaha Qoyska Daryeel-bixiyeyaasha daryeela oo keliya ilmo, walaal, eedo, adeer, abti, ina abti, ina-adeer, ilmo awoowe/ayeeyo loo yahay ama waalid awoowe/ayeeyo ah, oo ay ku jiraan xiriirka ku imaadan iyadoo loo maraayo guurka ama lammaannimada guri. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 30 | |||
Adeeg-bixiyaha Adeegga Xaddidan Daryeel bixiyaasha shaqeeya wax ka yar 20 saacadood bishii. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 30 | |||
Daryeel Bixiyaha Waalidka ee aan DDD Ahayn Waalid daryeel siiya ilmahooda, balse aan qandaraas adeeg-bixin kula jirin DDA/DDD. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 30 | |||
Xaas ama Lamaane Guri Joogto ah Daryeel-bixiyeyaal daryeel siiya lammaanahooda/qofka ay wada deggan yihiin. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 16 | |||
Adeeg-bixiyayaha Wakhtiga Nasashada Bixiyeyaasha daryeelka ee daryeela macaamiisha bixiyaha daryeelka kale ama xubnaha qoyska muddo gaaban (in ka yar 300 saacadood sanadkii). | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 9 | |||
Adeeg Bixiyaha Shaqsiyadeed ee Waalidka ah (DDA) Waalidiinta daryeela ilmahooda qaba curyaanninmada korriinka. | Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah) 7 | |||
Bixiyayaasha NAC, OSPL, NAC hore, OSPI hore, ama ku jira LPN, RN ama ARNP socda NAC: Kaaliyaha Caafimaadka Haysta Shahaado, OSPI: Taageerada Waxbarasho Gaarka ah | Waxaa lagaa dhaafay Tabbabarada Xogta Hordhaca iyo Amaanka iyo Basic Training (Tabbabarka Aasaasiga ah). Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan tabbabarada kale ee loo baahan yahay ama ikhtiyaarka ah, fadlan la xidhiidh cida aad u shaqayso. | |||





